{"id":15426,"date":"2015-11-11T18:37:23","date_gmt":"2015-11-11T18:37:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15426"},"modified":"2015-11-11T18:37:23","modified_gmt":"2015-11-11T18:37:23","slug":"xog-saabsanmaxaa-keenay-xafiiska-cashuuraha-arabsiyo-in-qashinkii-magaalada-lasoo-hortubo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/11\/xog-saabsanmaxaa-keenay-xafiiska-cashuuraha-arabsiyo-in-qashinkii-magaalada-lasoo-hortubo\/","title":{"rendered":"Xog :Maxaa keenay  Xafiiska cashuuraha Arabsiyo in Qashinkii magaalada lasoo hortubo?"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)Maamulka arabsiyo ayaa tahli karila inuu Meel usameeyo \u00a0qashinka taasoo maanta xafiiskii cashuuraha ee dawlada hoose hortiisa lagu rogay qashin kaas oo kuyaala faras magaalaha magaalada waxaana marqudha lagu war helay Xafiiskii Cashuuraha oo isku badalay goobaha Qashinka lagu shubo \u00a0Xafiiska Cashuuraha ayaa wax ka yar 10mitir ujira Sariibada Magaaalda . \u00a0dhacdadan Ugubka ah ayaa shabakada Arabsiyonews Waxay ukuur gashay asbaabaha keenay xiligan in Xafiiska cashuuraha Degmada Arabsiyo lagu shubo xashiishka iyo qahinka laga soo guray magaalada?<\/p>\n<p>iyo ujeedada \u00a0iyo xidhiidhka ka dhexeeya Maamulka Degmada \u00a0 iyo falkan ka dhacay ?<\/p>\n<p>waxay ilo Xogogaal ahi u xaqiijiyeen Shabakada Arabsiyonews \u00a0in talaabadani timid<\/p>\n<p>&#8220;Maamul xumaa naragaadisay taas oo maamulkii Degmada ay tahliwayeen in ay sameeyaan goob qashinka lagu shubo \u00a0taas oo badalkeeda ay ka sameeyeen dhagax madoobe ooo masaafo ujirta Arabsiyo in kabadan 5km iyadoo markii hore ay meelaha la iskaga shubi jiray ayay dadkii kasoo horjeesteen xashiishka magaalada dhexyaal kadib talaabadana waxay maamulkii tali kari wayeen masaafadaas iyo kharashka ku baxaya taasaana keentay in halkii ugu dhaayd lagu shubo&#8221; waa mid kamid ah dadkii xogogaalka ahaa oo kagaabsaday magaciisa<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>waxa ila wareedyadu intaa ku dareen kacdoonka dadka ku dhaqan \u00a0Arabsiyo ee iska hortaaga xashiishka lagu shubo dhulkii banaana ee magaaalada hareereheeda \u00a0ay qayb katahay kadib markii \u00a0Gudoomiyaha Arabsiyo C\/laahi Cabdi Faarax oo hore usheegay in uu ku deeqay dhulka laga dhisayo kawaanka Arabsiyo in uu dhulkaas ku soo laba kacleeyey sheegayna sida ilaha ka agdhow Gudoomiyuhu noo xaqiijiyeen in dhulkii kawaanku ku deeqay uu ku badashay dhulka hada kawaankii hore kasamaysan yahay<\/p>\n<p>&#8220;taas oo noqonaysain aanay jirin dhul uu Gudoomiyuhu ku deeqay Kawaanka ee ay ahay in uu dhul ka dhow dhulkii uu hore u ka dhawaajiyey ku badashay ,taas oo ay cid kastaaba ka biya diiday&#8221;ayuu yidhi<\/p>\n<p>dhacdadan ayaa keentay \u00a0in dadkii lahaa dhulka ka adhow magaaladu usheegeen Maamulka in loo badalo dhulkooda hadii maamulku rabo in xashiishka magaalada lagu shubo iyagoo tusaala usoo qaatay cad talaabada talaabada Gudoomiyaha magaaladu dhulkiisii ugu badalay dhulkii ugu deeqay kawaanka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>iskusoo wadaduuboo dhacdadan foosha xun ee wadata dhibta caafimaad ayaa waxa \u00a0 dadwaynaha ku dhaqan magaalada arabsiyo ay walaac ka muujiyay falkan foosha xun kaas ayaa ah mid ugub ku ah magaalada arabsiyo, maamulka arabsiyo ayaa tani waxay ku tahay barmadow oo maamul xumo taariikhduna xusi doonta halka ay gaadhsiiyeen xaalada Magaalada Arabsiy<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)Maamulka arabsiyo ayaa tahli karila inuu Meel usameeyo \u00a0qashinka taasoo maanta xafiiskii cashuuraha ee dawlada hoose hortiisa lagu rogay qashin kaas oo kuyaala faras magaalaha magaalada waxaana marqudha lagu war helay Xafiiskii Cashuuraha oo isku badalay goobaha Qashinka lagu shubo \u00a0Xafiiska Cashuuraha ayaa wax ka yar 10mitir ujira Sariibada Magaaalda . \u00a0dhacdadan Ugubka ah ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15419,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"gallery","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15426","post","type-post","status-publish","format-gallery","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-gallery"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-40O","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15426"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15426\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}