{"id":15349,"date":"2015-11-10T10:12:51","date_gmt":"2015-11-10T10:12:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15349"},"modified":"2015-11-10T10:12:51","modified_gmt":"2015-11-10T10:12:51","slug":"waxaan-u-tanaasulay-inaan-fursad-siiyo-kuwii-sanadada-badan-ila-soo-halgamayaymadax-weyne-siilanyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/10\/waxaan-u-tanaasulay-inaan-fursad-siiyo-kuwii-sanadada-badan-ila-soo-halgamayaymadax-weyne-siilanyo\/","title":{"rendered":"\u201cwaxaan u tanaasulay inaan fursad siiyo kuwii sanadada badan ila soo halgamayay&#8221;Madax-weyne Siilanyo"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Madaxwayne Siilaanyo\u00a0 ayaa shirk golaha dhexe ee Xisbiga kulmiye ee maanta ka socda Caasimada Somaliland ee Hargraysa ka jeediyay khud dhinacyo badan taabanaysa.<\/p>\n<p>madaxwaynaha\u00a0 ayaa sheegay inuu si iskiiya uga tanaasulay tartanka muharaxnimada Golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye \u201cwaxaan u tanaasulay inaan fursad siiyo kuwii sanadada badan ila soo halgamayay, waxaan rabaa inaan Somaliland kaga tago wado aan hore loogaga tegin, waxaan diyaar u ahay inaan u tanaasulo saaxibadaydii ila soo dedaadal\u201d ayuu yidhi madaxwayne Siilaanyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Madaxwayne Siilaanyo\u00a0 ayaa shirk golaha dhexe ee Xisbiga kulmiye ee maanta ka socda Caasimada Somaliland ee Hargraysa ka jeediyay khud dhinacyo badan taabanaysa. madaxwaynaha\u00a0 ayaa sheegay inuu si iskiiya uga tanaasulay tartanka muharaxnimada Golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye \u201cwaxaan u tanaasulay inaan fursad siiyo kuwii sanadada badan ila soo halgamayay, waxaan rabaa inaan Somaliland kaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15351,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15349","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Zz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15349","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15349"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15349\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}