{"id":15324,"date":"2015-11-09T12:49:58","date_gmt":"2015-11-09T12:49:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15324"},"modified":"2015-11-09T12:49:58","modified_gmt":"2015-11-09T12:49:58","slug":"raysalwasaaraha-israiil-iyo-madax-weynaha-maraykanka-oo-kulmay-kadib-heeshiskooda-oo-xuma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/09\/raysalwasaaraha-israiil-iyo-madax-weynaha-maraykanka-oo-kulmay-kadib-heeshiskooda-oo-xuma\/","title":{"rendered":"Raysalwasaaraha Isra&#8217;iil iyo Madax-weynaha Maraykanka Oo kulmay kadib heeshiskooda oo xuma"},"content":{"rendered":"<p>Washington(AN)-Madaxwaynaha dalka Maraykanka iyo Rai\u2019sal wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu ayaa kulmaya markii u horaysay tan iyo markii uu calaaqaadkoodu u xumaaday heshiiska nukliyeerka ee ay kala saxiisdeen Iran iyo quwadaha adduunka.<br \/>\nWadahadalka Washington wuxuu imaanayaa iyada oo bartanka lagaga jiro qalalaaso ka dhextaagan Israa\u2019iiliyiinta iyo Falastiiniyiinta.<br \/>\nLix Israa\u2019iiliyiin ah ayay Falastiiniyiin mindi ku dhaaween axadii.<br \/>\nHaweenay Falastiiniyad ah oo isku dayday in ay mindi ku weerarto ilaalo Israa\u2019iiliyiin ah ayaa toogasho lagu dilay maanta oo isniin ah.<br \/>\nNetanyahu wuxuu doonayaa in Maraykanku uu sare u qaado kaalmada millitari ee uu Israa\u2019iil siiyo sanad walba.<br \/>\nWadahadalkani waxaa la filayaa in uu boosku u xaaro in kaalmada millatari ee Maraykanku siiyo Israa\u2019iil in la gaarsiiyo 5 bilyan oo doolar sanadkiiba meesha ay hadda ka tahay 3.1 bilyan oo doolar sida ay warbaahintu tabinayso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington(AN)-Madaxwaynaha dalka Maraykanka iyo Rai\u2019sal wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu ayaa kulmaya markii u horaysay tan iyo markii uu calaaqaadkoodu u xumaaday heshiiska nukliyeerka ee ay kala saxiisdeen Iran iyo quwadaha adduunka. Wadahadalka Washington wuxuu imaanayaa iyada oo bartanka lagaga jiro qalalaaso ka dhextaagan Israa\u2019iiliyiinta iyo Falastiiniyiinta. Lix Israa\u2019iiliyiin ah ayay Falastiiniyiin mindi ku dhaaween axadii. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15325,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Za","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15324"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15324\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}