{"id":15317,"date":"2015-11-08T15:07:12","date_gmt":"2015-11-08T15:07:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15317"},"modified":"2015-11-08T15:07:12","modified_gmt":"2015-11-08T15:07:12","slug":"hotel-ku-yaala-dalka-burundi-oo-lagu-dilay-7-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/08\/hotel-ku-yaala-dalka-burundi-oo-lagu-dilay-7-qof\/","title":{"rendered":"Hotel Ku Yaala Dalka Burundi oo lagu Dilay 7 qof"},"content":{"rendered":"<p>Burundi(AN)-Ciidamada hubeysan ayaa toogasho ku dilay 7 qof kadib iyaga oo ku jira baar ku yaala caasimada dalka burundi.<br \/>\nDuqa magaaladda ayaa ku timaamay dilkaa in uu ahaa mid badheedh ah. Waxuuna sheegay in dadkaa lagu qasbay in ay dhulka dhabacdaan ka dibna si toos ah loo toogtay.<br \/>\nDhimashada dadkan ayaa imaaneysa iyadoo uu dhacay waqtiga kama danbeysta ahaa oo ay dowladdu u qabatay in dadku ay hubka iska dhibaan ama ay la soo gudboonaato tilaabo dardar leh oo ay boliisku qaadaan.<br \/>\nLabaatan qof ayaa lagu dilay dalka Burundi todobaadkii la soo dhaafay, taas oo qeyb ka ah rabshada iyo dilal ka bilowday in madaxweyne Nkurunziza oo ku dhawaaqay in uu xili seddexaad u tartamayo jagada madaxtinimada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burundi(AN)-Ciidamada hubeysan ayaa toogasho ku dilay 7 qof kadib iyaga oo ku jira baar ku yaala caasimada dalka burundi. Duqa magaaladda ayaa ku timaamay dilkaa in uu ahaa mid badheedh ah. Waxuuna sheegay in dadkaa lagu qasbay in ay dhulka dhabacdaan ka dibna si toos ah loo toogtay. Dhimashada dadkan ayaa imaaneysa iyadoo uu dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15318,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15317","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Z3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15317"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15317\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}