{"id":15298,"date":"2015-11-08T14:52:02","date_gmt":"2015-11-08T14:52:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15298"},"modified":"2015-11-08T14:52:02","modified_gmt":"2015-11-08T14:52:02","slug":"wasiirkii-hore-ee-wasaarada-duulista-iyo-hawada-somaliland-ayaa-xilkii-ku-wareejiyay-wasiir-cadaanisawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/08\/wasiirkii-hore-ee-wasaarada-duulista-iyo-hawada-somaliland-ayaa-xilkii-ku-wareejiyay-wasiir-cadaanisawiro\/","title":{"rendered":"Wasiirkii hore ee wasaarada duulista iyo hawada somaliland ayaa xilkii ku wareejiyay wasiir cadaani+sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Munaasibad aad u balaadhan,ayaa maanta lagu qabtay Hotel Ambassador ee Magaaladda Hargaysa,kaas oo ay xilka kulak ala wareegayeen Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Duulista iyo Hawadda Iyo Wasiirka Cusub ee Wasaaraddaas dhawaan loo soo magacaabay Cismaan Saxardiid Caddaani.<br \/>\nMunaasibaddan,ayaa waxay kulmisaySiyaasiiyiin hore,Madax-dhaqaamed,Aqoon-yahan iyo dad badan oo labbeenta umadda ah,kuwaas oo soo buux-dhaafiyay Hotel.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-15301 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/2.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"2\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><br \/>\nWasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista,haddana ah Wasiirka cusub ee Wasaaradda Madaxtoooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa halkaas waxa uu ka jeediyay khubad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa,taas oo ku tacalluqda Hab-maamuulka shaqo ee Wasaaradda Duulista,Heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay,Heerka ay maanta joogto iyo Qorshayaashii u degsanaa inay Mustaqbalka gaadhsiiyaan Wasaaradda.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/9.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-15308 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/9.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"9\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><br \/>\nWaxa uu Maxamuud Xaashi sheegay in Markii uu la wareegay Masuuliyadda Wasaaradda iyo maanta oo uu wareejinayo uu jiro Farqi weyn oo u dhexeeya,isla-markaasna ay horumar muuqda gaadhiiseeyeen Madaaradda Dalka,gaar ahaana HARGAYSA,BERBERA Iyo Burco.Wax uu intaas ku daray inay soo wajaheen Caqabaddo iyo Marxaladdo xanuun badan lahaa,balse ay kaga soo gudbeen adkaysi iyo qancinta dadka.Tayaynta Shaqaalaha Wasaaradda,ayuu sheegay inay Xil-weyn iska saareen,taas oo ay intii awoodooda ah ku dadaaleen inay kor-u-qaadaan Aqoontoodda dhinaca shaqadda,waxaana uu sheegay inay 15 Qof oo shaqaalaha Wasaaradda ka tirsani ay ku maqanyihiin Dalka Ethopia,kuwaas oo soo baranaya Duulimaadka,soona qallin-jibindoona dhawaan.<br \/>\nWasiirka Cusub ee Wasaaradda Duulista iyo Hawadda Cismaan Saxardiid Caddaani oo isna halkaas ka hadlay,ayaa sheegay inuu ka marag-kacayo in wax badan laga qabtay Wasaaradda,isaga oo intaas raaciyay inuu halkaas kasii qaadi doono,shaqaalaha Wasaaraddana uu ka cod-sadday inay si hufan ula shaqeeyaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/8.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-15307 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/8.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"8\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/7.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-15306 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/7.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"7\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/6.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-15305 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/6.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"6\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/5.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-15304\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/5.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"5\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Munaasibad aad u balaadhan,ayaa maanta lagu qabtay Hotel Ambassador ee Magaaladda Hargaysa,kaas oo ay xilka kulak ala wareegayeen Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Duulista iyo Hawadda Iyo Wasiirka Cusub ee Wasaaraddaas dhawaan loo soo magacaabay Cismaan Saxardiid Caddaani. Munaasibaddan,ayaa waxay kulmisaySiyaasiiyiin hore,Madax-dhaqaamed,Aqoon-yahan iyo dad badan oo labbeenta umadda ah,kuwaas oo soo buux-dhaafiyay Hotel. Wasiirkii hore ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15299,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15298","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3YK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15298"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15298\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}