{"id":15236,"date":"2015-11-06T16:13:52","date_gmt":"2015-11-06T16:13:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15236"},"modified":"2015-11-06T16:13:52","modified_gmt":"2015-11-06T16:13:52","slug":"kitaab-quraana-oo-aan-hore-loo-arag-ayaa-lagu-wareejiyay-xarunta-barakaysan-ee-xaramka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/06\/kitaab-quraana-oo-aan-hore-loo-arag-ayaa-lagu-wareejiyay-xarunta-barakaysan-ee-xaramka\/","title":{"rendered":"Kitaab Qur&#8217;aana oo Aan hore loo arag ayaa Lagu Wareejiyay Xarunta Barakaysan ee Xaramka"},"content":{"rendered":"<p>Saudi Arabia(AN)-gaasinka guud ee ammuuraha masaajiddada barakaysan ee Xaramka iyo kan nebiga , Sh. C\/raxmaan Sudaysi ayaa shalay, 5tii\/11\/2015, ku wareejiyay nuskhad aan hore loo arag oo kitaabka Qur\u2019aanka rukta kutubta ee masaajidka Nebiga.<\/p>\n<p>Kitaabkan ayaa ka kooban 300 (saddex boqol) oo bog,\u00a0bedkiisuna yahay 61.5 x 42.5 cm. Waxa loogu talogalay in loo fududeeyo soo booqadaasha maktabaddu arkidda kitaabkan, sidoo kalana la dareensiiyo muhiimadda iyo heerka ay marayso ilaalinta ay bulshada Muslimiinta ahi u hayso wixii ku saabsan kitaabka Qur\u2019aanka iyo diinta Islaamka.<\/p>\n<p>Kitaabkani waxa uu ku biirayaa nuqulladii kutubta ahaa ee waayada hore la qoray, laguna soo bandhigay madxafyada ku yaalla dalka Sacuudiga, waxa uuna gelayaa kaydka ummadda Muslimiinta ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saudi Arabia(AN)-gaasinka guud ee ammuuraha masaajiddada barakaysan ee Xaramka iyo kan nebiga , Sh. C\/raxmaan Sudaysi ayaa shalay, 5tii\/11\/2015, ku wareejiyay nuskhad aan hore loo arag oo kitaabka Qur\u2019aanka rukta kutubta ee masaajidka Nebiga. Kitaabkan ayaa ka kooban 300 (saddex boqol) oo bog,\u00a0bedkiisuna yahay 61.5 x 42.5 cm. Waxa loogu talogalay in loo fududeeyo soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15237,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15236","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3XK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15236","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15236"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15236\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}