{"id":15231,"date":"2015-11-06T15:47:38","date_gmt":"2015-11-06T15:47:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15231"},"modified":"2015-11-06T15:47:38","modified_gmt":"2015-11-06T15:47:38","slug":"madax-weynahii-cusba-ee-tanzania-talada-loo-dhariyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/06\/madax-weynahii-cusba-ee-tanzania-talada-loo-dhariyay\/","title":{"rendered":"Madax-weynahii Cusba Ee Tanzania Oo Talada Loo Dhariyay"},"content":{"rendered":"<p>Tanzania(AN)-Madaxweynaha Cusub ee Tanzania, John Magufuli, ayaa loo dhaariyay xafiiska madaxtinimada Qamiistii shalay, inkastoo weli uu muran ka taaganyahay doorashadii uu ku guuleystay ee dalkaasi ka qabsoontay 25kii bishii October ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Mr. Magufuli iyo ku xigeenkiisa &#8211; Samia Suluhu Hassan oo noqotay, haweeneydii ugu horeeysay ee madaxweyne ku xigeen ka noqota dalkaas, ayaa lagu hor dhaariyay dadweyne fara badan oo daawanayay \u2013 garoonka Uhuru Stadium ee caasimadda dalkaasi Tanzania ee, Dar es Salaam.<\/p>\n<p>Khudbad gaaban oo uu jeediyay dhaarinta ka dib, ayaa Madaxweyne Magufuli waxa uu balan qaaday inuu howl adag u galayo sidii uu u fulin lahaa dhamaan waxyaabihii uu balanqaaday intii aan la dooran.<\/p>\n<p>Magufuli ayaa sidoo kale ka codsaday dadka reer Tanzania inay midoobaan \u2013 isagoo sheegay inay dhamaantood wada guuleysteen maadaama doorashadu ay ku dhacday si nabdoon.a<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tanzania(AN)-Madaxweynaha Cusub ee Tanzania, John Magufuli, ayaa loo dhaariyay xafiiska madaxtinimada Qamiistii shalay, inkastoo weli uu muran ka taaganyahay doorashadii uu ku guuleystay ee dalkaasi ka qabsoontay 25kii bishii October ee la soo dhaafay. Mr. Magufuli iyo ku xigeenkiisa &#8211; Samia Suluhu Hassan oo noqotay, haweeneydii ugu horeeysay ee madaxweyne ku xigeen ka noqota dalkaas, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15232,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15231","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3XF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15231","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15231"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15231\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}