{"id":15178,"date":"2015-11-04T19:06:09","date_gmt":"2015-11-04T19:06:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15178"},"modified":"2015-11-04T19:06:09","modified_gmt":"2015-11-04T19:06:09","slug":"berbera-maamulka-dekada-iyo-masuuliyiinta-dawlada-hoose-oo-isku-maandhaafsan-wado-ku-taal-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/04\/berbera-maamulka-dekada-iyo-masuuliyiinta-dawlada-hoose-oo-isku-maandhaafsan-wado-ku-taal-berbera\/","title":{"rendered":"Berbera: Maamulka Dekada iyo Masuuliyiinta Dawlada Hoose oo isku maandhaafsan wado ku taal Berbera"},"content":{"rendered":"<p>Berbera(AN)Maamulka Dekada Berbera iyo Masuuliyiinta dawlada Hoose e Berbera ayaaa Saaaka Isku Maandhaafay Barxada Xarunta Loo yaqaan Taardheer o Ku taala Laamiga wadada Bariga Berbera Uga baxda ,xaruntan o ah Goobta ay Ku nastaan baabuurta xamuulka u Qaada Ethiopia Xiliga ay ay wax Uga Soo Degaan Dekada Berbera, waxaana Maamulkeeda gacanta Ku haysay xaruntan masuuliyiinta Dekada Berbera<br \/>\nWajahada Dhismahan ayaa habeenkii xalay ahaa Maamulka Dekada Berbera waxay Ku rogeen Tiro badan o Iskarogooyin dhagax ah, Waxaana dhacday In Maamulka dawlada Hoose e Berberina Maanta Barqadii Dhagaxii ay ka Qaaday o Koone Ku ururisay ,ilicda Magaalada<br \/>\nSida Illo Xo,ogaal ahi Sheegayaana masuuliyiinta Dekadu waxay Doonayaan in ay dayr Kusoo Xidhaan barxada wayn e taardheer iyagoo Uga baqa qaba in La baloodhaysto Dadka Qaarkoodna Hunguri ka galo, Waxaanu masuu;l kamid ahi Dekadu hadhwanaagnews u xaqiijiyay in Xili Hore ay barxadan ka rareen Dad Deganaa o ay Lacag Siiyeen si wajahadani ugu Banaanaato xaruntan Taardheer,<br \/>\nDhanka Kalena masuuliyiinta Dawlada Hoose ayaa Iytaguna ku Doodaya in Barxadani tahay Bilicda magaalada, Dabcana Sidoo waxay tahay Wadada Xooluhu u maraan Si nafis ah marka ay ku socdaan Dekada Berbera, e Laga Rararyo, waxaanay Intaa Ku dareen Qaar kamida Masuuliyiinta Dawlada Hoose In Masuuliyadi ay ka Saaran tahay Illaalinteeda Dhinacwalba Xaruntan,<br \/>\nSikastaba ha Ahaatee waxaad Moodaa In Masuuliyiintani si wax Uwada Doonayaan Laakiin Is fahamku Ka Maqan yahay, Illaa Iminkana ma Jiraan wax Xal ah o ay Kawada Gaadheen<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Berbera Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera(AN)Maamulka Dekada Berbera iyo Masuuliyiinta dawlada Hoose e Berbera ayaaa Saaaka Isku Maandhaafay Barxada Xarunta Loo yaqaan Taardheer o Ku taala Laamiga wadada Bariga Berbera Uga baxda ,xaruntan o ah Goobta ay Ku nastaan baabuurta xamuulka u Qaada Ethiopia Xiliga ay ay wax Uga Soo Degaan Dekada Berbera, waxaana Maamulkeeda gacanta Ku haysay xaruntan masuuliyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15179,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15178","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3WO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15178","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15178"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15178\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15178"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15178"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15178"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}