{"id":15165,"date":"2015-11-04T14:57:15","date_gmt":"2015-11-04T14:57:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15165"},"modified":"2015-11-04T14:57:15","modified_gmt":"2015-11-04T14:57:15","slug":"madashii-maanta-iyo-xil-wareejintii-ugu-cuslayd-ee-wasaarada-madaxtooyada-amaantii-xirsi-ee-madaxwaynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/04\/madashii-maanta-iyo-xil-wareejintii-ugu-cuslayd-ee-wasaarada-madaxtooyada-amaantii-xirsi-ee-madaxwaynaha\/","title":{"rendered":"Madashii maanta iyo Xil wareejintii ugu cuslayd ee Wasaarada Madaxtooyada +Amaantii Xirsi ee Madaxwaynaha"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan isla markaana sheegay inuu maanta wareejinaayo wasaarad isu dheeli tiran oo uu wasiirka cusubi nasiib u yeeshay \u201caniguna aan odhan karo wuu igaga nasiib wacan yahay maxaa yeelay markii aan xilkan la wareegayey may jirin wax dhisan oo wasaaradda madaxtooyad la yidhaahdaa oo aan la wareegay balse maanta waxa aan wareejinayaa Wasaarad dhisan oo ay u dhan yihiin arrimaheedii wasaaradnimo\u201d Sidaas ayuu yidhi wasiirkii hore ee madaxtooyadu.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xirsi Cali Xaaji Xasan\u00a0 ayaa mahad iyo amaan balaadhan u soo jeediyey madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo mudo lix sano ku dhaw ay soo wada shaqaynayeen\u00a0 kuna\u00a0 tilmaamay inuu yahay hogaamiye lala shaqeeyo ka ugu wanaagsan. Hadana ay ku kala tageen wanaag iyo isu laab xaadhnaan marnaba aanu jecelayn cid wax ka sheegta madaxweynaha qaranka<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/QNPxQzwUCDI\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ka dib Xil wareejinta waxa hadalka qaatay Wasiirka Cusub ee madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ku dheeraaday hadalka ayaa u mahadnaqay wasiirkii hore ee madaxtooyada oo uu sheegay wasiirku in ay ahaayeen saaxiibo qotodheer in badana uu kala soo shaqeeyey hawlaha wasaaradda madaxtooyada isna uu ka rajaynaayo inuu sidii iyo si ka sii fiicanba ula shaqayndoono.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/RA9l87S-oJE\" width=\"420\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan isla markaana sheegay inuu maanta wareejinaayo wasaarad isu dheeli tiran oo uu wasiirka cusubi nasiib u yeeshay \u201caniguna aan odhan karo wuu igaga nasiib wacan yahay maxaa yeelay markii aan xilkan la wareegayey may jirin wax dhisan oo wasaaradda madaxtooyad la yidhaahdaa oo aan la wareegay balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15167,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15165","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3WB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15165","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15165"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15165\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}