{"id":15161,"date":"2015-11-04T14:34:49","date_gmt":"2015-11-04T14:34:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15161"},"modified":"2015-11-04T14:34:49","modified_gmt":"2015-11-04T14:34:49","slug":"wasiir-cukuse-oo-si-cad-usheegay-cida-utageersan-yahay-musharaxiinta-kulmiye-iyo-saamaynta-uu-ku-yeelankaro-kursigiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/04\/wasiir-cukuse-oo-si-cad-usheegay-cida-utageersan-yahay-musharaxiinta-kulmiye-iyo-saamaynta-uu-ku-yeelankaro-kursigiisa\/","title":{"rendered":"Wasiir Cukuse oo si cad usheegay cida utageersan yahay musharaxiinta Kulmiye iyo saamaynta uu ku yeelan karto kursigiisa"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa shaaciyay inuu codkiisa siin doono musharaxiinta isbahaystay marka la gaadho shirka golaha dhexe ee Kulmiye.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Email-kiisa iyo teleefankiisaba lagaga soo wareeriyay sababta uu uga hadhay musharaxiinta isbahaystay iyo masuuliyiintii iscasilay ee uu ka mid ahaa, balse wuxuu ku dooday inuu madaxweynaha kala xishooday inuu xilkaasi iska casilo. Waxa uu sheegay in isagoo xilka haya uu haddana la socdo musharaxiinta isbahaystay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiir Cukuse ayaa hadalkan ka sheegay khudbad uu ka jeediyay madaxtooyada oo ay xilalka kulak ala wareegayeen\u00a0 wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wasiirka cusub Maxamuud Xaashi Cabdi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Aph-0lT3MeI\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa shaaciyay inuu codkiisa siin doono musharaxiinta isbahaystay marka la gaadho shirka golaha dhexe ee Kulmiye. &nbsp; Waxa uu sheegay in Email-kiisa iyo teleefankiisaba lagaga soo wareeriyay sababta uu uga hadhay musharaxiinta isbahaystay iyo masuuliyiintii iscasilay ee uu ka mid ahaa, balse wuxuu ku dooday inuu madaxweynaha kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15161","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Wx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15161","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15161"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15161\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}