{"id":15106,"date":"2015-11-02T05:41:21","date_gmt":"2015-11-02T05:41:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15106"},"modified":"2015-11-02T05:41:21","modified_gmt":"2015-11-02T05:41:21","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-gudi-soo-baadha-cabashada-golaha-dhexe-ee-xisbiga-kulmiye-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/02\/madaxwayne-siilaanyo-oo-gudi-soo-baadha-cabashada-golaha-dhexe-ee-xisbiga-kulmiye-magacaabay\/","title":{"rendered":"Madaxwayne siilaanyo oo gudi soo baadha cabashada golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Date: -01 11\/\/2015<\/p>\n<p>WAR-SAXAAFADEED<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay\u00a0JSL\/M\/MG\/241-3670\/112015\u00a0ku magacaabay \u00a0Guddida Hubinta Arrimaha Cabashadu Ka taagantahay ee Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xubnaha Gudida:-<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ku: \u00a0\u00a0 Mudane, Xasan Axmed Aadan,<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ku:\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Maxamed Faarax Xirsi,<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Akaadamiyadda Nabadda iyo Horumarka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ku:\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Axmed X. Cali Cadami,<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ku: \u00a0\u00a0 Mudane, Axmed Muxumed Madar,<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddida Maamul Wanaagga<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ku: \u00a0\u00a0 Mudane, Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinnif),<\/p>\n<p>Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda SOLNAC<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Og: \u00a0\u00a0 Hoggaanka Xisbiga KULMIYE<\/p>\n<p>Og: \u00a0\u00a0 Guddida Fulinta ee Xisbiga KULMIYE<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Og: \u00a0\u00a0 Murashaxiinta Ku tartamaysa Xisbiga KULMIYE Dhexdiisa<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ujeeddo: \u00a0\u00a0\u00a0 Magacaabid Guddida Hubinta Arrimaha Cabashadu Ka taagantahay ee Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mudanayaal,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida aad la socotaan, waxa Xisbiga KULMIYE dhexdiisa ka dhashay muran iyo cabasho la xidhiidha qaabka loo agaasimayo Shirka Golaha Dhexe ee u muddaysan 10\/11\/2015-ka, cabashooyinkaasi oo ay saldhig u yihiin:<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Liisaska Xubnaha Golaha Dhexe iyo qaabka loo diiwaangaliyey.Buuxinta xubnaha bannaanaaday iyo habka loo maray.In xubnaha qaarkood wax-ka-beddel lagu sameeyey sifihii asal ahaan ay kaga mid ahaayeen Golaha Dhexe.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Anigoo ka duulaya qodobbada kor ku xusan, waxaan la kulmay xubnaha Hoggaanka Xisbiga Kulmiye ee metelaya dhinaca cabashadu ka timi, isla markaana ka dhegaystey waxa ay ku qotonto cabashadoodu. Sidoo kale, waxaan dhegaystey doodda xubnaha kale ee Hoggaanka Xisbiga ka tirsan ee metelaya dhinaca laga cabanayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Haddaba, waxaan ku qancay inay lagama maarmaan tahay in wixii tuhun iyo mad-madow ah laga saaro habsami u socodka hawsha diiwaangalinta xubnaha Golaha Dhexe, si loo helo madal loo siman yahay oo cid waliba ku tartami karto.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidaas darteed Mudanayaal, waxaan idiin magacaabay in aad si madax-bannaan u hubisaan in uu jiro wax khaladaad ah, idinka oo u kuur-galaya arrimaha cabashadu ka jirto oo dhan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu dambayn, waxaan idiin rajaynayaa in aad masuuliyaddan u gudan doontaan si xilkasnimo leh.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<br \/>\nXuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)<\/p>\n<p>Af-hayeenka Madaxtooyada JS<\/p>\n<p>Tell:\u00a063-4423774<\/p>\n<p>https:\/\/www.facebook.com\/XafiiskaAfHayeenkaMadaxtooyadaJsl?ref=hl<\/p>\n<p>http:\/\/www.somalilandnation.net\/<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Date: -01 11\/\/2015 WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay\u00a0JSL\/M\/MG\/241-3670\/112015\u00a0ku magacaabay \u00a0Guddida Hubinta Arrimaha Cabashadu Ka taagantahay ee Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye. &nbsp; Xubnaha Gudida:- &nbsp; Ku: \u00a0\u00a0 Mudane, Xasan Axmed Aadan, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka &nbsp; Ku:\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Maxamed Faarax Xirsi, Guddoomiyaha Akaadamiyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15106","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3VE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15106","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15106"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15106\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}