{"id":15101,"date":"2015-11-01T16:16:26","date_gmt":"2015-11-01T16:16:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15101"},"modified":"2015-11-01T16:16:26","modified_gmt":"2015-11-01T16:16:26","slug":"faahfaahinqaraxii-hotel-saxafi-iyo-ciidamada-amaanka-oo-soo-afjaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/11\/01\/faahfaahinqaraxii-hotel-saxafi-iyo-ciidamada-amaanka-oo-soo-afjaray\/","title":{"rendered":"FAAHFAAHIN:Qaraxii Hotel Saxafi iyo Ciidamada Amaanka Oo Soo Afjaray."},"content":{"rendered":"<p>Muqdishu(AN)-Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa soo afjaray hawl galkii mudada saacadaha badan qaatay ee ka socday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, kadib markii saaka waabarigii hore dabley ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u gashay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/qarax.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-thumbnail wp-image-21323\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/qarax-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"Hotel Saxafi\/Photo HOL\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>War goor dhawayd lagu soo qoray barta Twitter-ka ee Hey\u2019adda Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Ciidamada loo yaqaano Gaashaan ay si buuxa u soo afjareen hawl galka, isla markaana ka sifeeyay hotelka dableydii soo weerartay.<\/p>\n<p>Sidoo kale NISA ayaa sheegtay in dad fara badan la soo bad baadiyay, kuwaasoo aanay tiradooda sheegin, iyadoo u mahad celisay Ciidamada sida gaarka ah u tababaran.<\/p>\n<p>Saraakiisha laamaha ammaanka ayaa sheegay in goor dhow ay soo bandhigi doonaan khasaaraha ka dhashay weerarka Hotelka Saxafi.<\/p>\n<blockquote><p>In ka badan 10-ruux ayaa ku dhintay weerarka, waxaa dadka ku dhintay ku jira Milkiilihii Hotelka oo Ganacsade caan ahaa C\/rashiid Ilqeyte, Abaanduulihii hore ee Ciidamada xooga dalka Jen, C\/kariin Yuusuf Aadan (Dhega-badan) oo la sheegay inuu la dagaalamayay dableyda, Xildhibaan Abtidoon.<\/p><\/blockquote>\n<p>Sidoo kale waxaa ku dhaawacmay weerarka Jen. Gacma-Duule oo ka mid ah saraakiisha ciidamada milateriga iyo dad kale oo Hotelka degenaa.<\/p>\n<p>Wariye u shaqeynayay Idaacada Shabelle, isla markaana Cameraman u ahaa Al-Jazeera \u00a0laguna magacaabo Mustafa Safaana ayaa ku dhintay, halka sawir qaade u shaqeynayay Wakaalada wararka ee Reuters oo la yidhaahdo Feysal\u00a0uu ku dhaawacmay qaraxii labaad.<\/p>\n<p>In ka badan labaatameeyo ruux ayaa la dhigay Isbitaalada Muqdisho, kuwaasoo dhaawacyadooda ay isugu jiraan kuwo culus iyo kuwa fudud.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa goor sii horeysay \u00a0sheegatay mas\u2019uuliyada weerarka, isla markaana dagaalyahanadeeda ay gudaha u galeen Hotelka.<\/p>\n<p>Hotelka Saxafi oo ka mid ah hotelada caanka ah ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa degenaa saraakiisha, xildhibaanada, siyaasiyiinta iyo mas\u2019uuliyiinta dowladda, waxaa uu ka mid noqonayaa hoteladii u dambeeyay ee Al-Shabaab weerarto sanadkan, iyadoo sanadkan gudihiis ilaa shan hotel ay weerartay<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu(AN)-Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa soo afjaray hawl galkii mudada saacadaha badan qaatay ee ka socday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, kadib markii saaka waabarigii hore dabley ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u gashay. War goor dhawayd lagu soo qoray barta Twitter-ka ee Hey\u2019adda Nabadsugida Qaranka ee NISA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15102,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15101","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Vz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15101","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15101"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15101\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15101"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15101"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15101"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}