{"id":15063,"date":"2015-10-30T19:25:32","date_gmt":"2015-10-30T19:25:32","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15063"},"modified":"2015-10-30T19:25:32","modified_gmt":"2015-10-30T19:25:32","slug":"ragga-ku-dhaawaaqaya-inqilaab-ayay-wasiiradii-is-casilay-wadeen-waa-qaar-aan-habeena-jirin-ammaankana-annaga-uga-lexejeclo-badanwasiirkii-hore-hawlaha-guud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/30\/ragga-ku-dhaawaaqaya-inqilaab-ayay-wasiiradii-is-casilay-wadeen-waa-qaar-aan-habeena-jirin-ammaankana-annaga-uga-lexejeclo-badanwasiirkii-hore-hawlaha-guud\/","title":{"rendered":"RAGGA KU DHAAWAAQAYA INQILAAB AYAY WASIIRADII IS-CASILAY WADEEN WAA QAAR AAN HABEENA JIRIN, AMMAANKANA ANNAGA UGA LEXEJECLO BADAN\u201dWASIIRKII HORE HAWLAHA GUUD."},"content":{"rendered":"<p>(Hargaysa) Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud iyo Guryaynta Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo kamid aha Wasiiradii dhawaan Xilkay Xukuumadda ka hayeen iska casilay, ayaa wax lagu qoslo iyo dacaayado raqiis ah ku tilmaamay wararka laga faafiyay ee sheegaayay in qorshahoodu aha riditaanka dawladda, Inqilaab iyo wax yeelida ammaanka. Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud oo u waramay Somalilandtoday ayaa ku sheegay wararkaas tariikhdu ka matrag kicidoonto wuxuuna hadalkiisa ku bilaabay.<\/p>\n<p>\u201cDadkeena way ku jiraan ashkhaas waxay iyagu rabaan ama jecelyihiin u qiil sameeya oo warar aan jirin baahiya, hasayeeshe beenta iyo Nifaaqu wuxuu alle ku daray danbiyada waa weyn oo ma sii waarto. Waan maqlaayay dad lasoo abaabulay iyo qaar danno gaar ah kaleh oo ku tiraabaya\u00a0\u00a0xubnahayagii Wasiirada aha ee Is-casilay inaanu wadnay ama qorshaynay hagar daamaynta Xukuumaddii aanu ka midka ahayn, iyo hadaladii kale ee aha ammaanka ayay wax yeelaynayaan. Horta Masuuliyiin muwaadiniin ah ayaanu\u00a0\u00a0nahay, Qarankan iyo Xukuumadan waanu la soo shaqaynay, hadaanu hadimo iyo Khiyaamo dalkayaga iyo dawlayada la jeclayn hore ayay nooga muuqan lahayd, waana warar lagu qoslo oo been ah.\u201d Wasiirki hore ee Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif oo hadalkiisa sii wata wuxuu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cArrinta keentay Iscasilaadayadu waxay ahayd, mid Siyaasi ah oo ku arooraysa Muranka Xisbiga KULMIYE, \u00a0wax qarsoona ma ahayn, Madaxweynaha oo sharaf naga mudan oo aanu soo wada shaqaynay haddii dareenka soo baxay uu noqday in aanan isku aragti ka ahayn habka dhexnimada Shirweynaha iyo qaabka loo agaasimaayo, qof kasta oo caqli lihina\u00a0\u00a0wuu garan karaa\u00a0\u00a0dariiqa kaliya ee noo banaan ama noo furnaa uu aha laba qodob oo kaliya, imaa in aanu ku raacno oo taas Madaxweynaha la qaadano, iyo in aanu Madaxweynaha u fudaydino oo annagu mawqifkayagi debadda ku cabirno oo xilalkii aanu haynay banayno. Intaas uunbay ahayd wax ku hoos jirayna majirin, horta meel laga soo galiyo dawladbay ridayeen aniga iima muuqato, qofna wuxuu tacab kaga baxay hadduu muwaadin yahay iyo dalkiisaba dhib lama jecla, iminkana\u00a0\u00a0lays baran maayo ee waa lays yaqaana, cid ammaan darro lagu yaqaan umalayn maayo inay Garabkayaga nagu jirto.\u00a0\u00a0Mida kale Wasiiro kaliya iyo Wasiir ku-xigeeno qudha maanan ahayn, Shir Gudoonkii Baarlamaanka xubno kamid ah ayaa nala mawqif aha, Hoggaankii Xisbiga waad ogtihiin xubno kamid ah ayaa nagu jiray oo aanu isku aragti ahayn, Xildhibaano labada Gole Baarlamaan ee dalka ah ayaa nagu jiray oo naga mid ah, waad ogtihiin iyagu xilalkoodi ayay hayaan ilaa hadda\u00a0\u00a0Ismanay Casilin, annagu (Wasiirada)\u00a0\u00a0lakiin Shaqaale ayaanu ahayn oo Madaxweynaha ayaanu u shaqaynay nay, taasba keentay in Fikirka KULMIYE aanu debadda ugu baxno mar haddii sidii markii hore qorshuhu aha ee aanu Madaxweynaha kuwada soconay ee ahayd in cidkasta oo Xisbiga ku jirtaa xaqeeda hesho si dhex dhexaadnimo ah.\u00a0\u00a0Dawladna Fulinta oo qudha lama yidhaahdo waxa ku jira intaas aan ku sheegay ee Golayaasha ah, ninka markaas ka dhiganaaya dilo dhibay wadeen ama shir qool ayay wadeen ama inqilaab ayay wadeen, waa nin aan habeena majirin waanu soo bixi doona cida dhibta wadaa\u201d.<\/p>\n<p>Ugu Danbayntii Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud iyo Guryaynta Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo ka hadlaaya siduu u arko Shirka lagu muransan yahay ee Xisbiga KULMIYE iyo hadaladii Madaxweynaha Somaliland ku sagootiyay xubnahooda wuxuu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waa Madaxweyne haysta Kalsoonidi shacbiga oo lagu doortay, markii loo kordhiyayna sharci iyo Maxkamadaha dalku go\u2019aamiyeen taasna Xukunkaku haya, waa shakhs tariikh leh oo sharaf leh. Haddii anu ku kala aragti duwanaanay habka Shirka KULMIYE iyo Garab yadiisa, micnuhu maaha in aanu dhib la jecelnahay waliba aan cadeeyo waxaan hubaa in Mudada u hadhay Xukuumadda iyo Madaxweynaha insha allah ay si nabada ugu dhammaanayso, Madaxweynuhuna doorashooyin wanaagsan dalka gaadhsiin doono. Ragga maanta is xigsiinaya Madaxweynaha ee Ilmada Yaxaaska daadinaaya, waa kuwii Maalintay Kursigiisa ku qabsadeen lawada ogaa, inta goor ee ay Madaxweynaha iyo Xukuumaddaba isku dayeen inay Afka dhulka u dhigaan, ee ay Mucaaridad ku furan waa lahayaa, intaasba kuwii ka difaacayay ee ka horjoogay annaga ayay ahayeen. Hadaanku kobo Madaxweynaha isma hayno, lakiin doorasho Siyaasi ah waanu yeelan karnaa dalkuna waa Dimuraadi\u00a0\u00a0Xisbiga KULMIYE na Dimuquraadi ayuu ahaa.\u00a0\u00a0Mida Xisbiga iyo Shirka dee Shirku wuu afduubanyahay sidaanu qabno\u00a0\u00a0ilaa hadda, kooxba iska tooc sanaysa, waliba isla saxan oo u haysta Guul iyo inay xoog roodaneen,\u00a0\u00a0Xisbiga KULMIYE dantiisa danbe iyo aayihiisa\u00a0\u00a0taasi kuma jirto oo Xisbigu guulo danbe ayuu u baahan yahay, marka haddii\u00a0\u00a0lasoo dabaalana oo Saxadii dhexnimo iyo Tartan xaalaala la muujiyo dee Xisbigayagii ayaanu nahay oo Madaxdiisa ayaanu kamid nahay haddii kalena dee ummadu way arakaysa guulna sidaa lagu gaadhi maayo\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Hargaysa) Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud iyo Guryaynta Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo kamid aha Wasiiradii dhawaan Xilkay Xukuumadda ka hayeen iska casilay, ayaa wax lagu qoslo iyo dacaayado raqiis ah ku tilmaamay wararka laga faafiyay ee sheegaayay in qorshahoodu aha riditaanka dawladda, Inqilaab iyo wax yeelida ammaanka. Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud oo u waramay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15065,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-15063","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3UX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15063","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15063"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15063\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}