{"id":15029,"date":"2015-10-29T17:14:47","date_gmt":"2015-10-29T17:14:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15029"},"modified":"2015-10-29T17:14:47","modified_gmt":"2015-10-29T17:14:47","slug":"wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibada-sland-dr-maxamed-claahi-cumar-oo-maalinta-bari-dalka-ku-soo-guryo-noqonaya-iyo-soo-dhawayntiisa-xisbiga-kulmiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/29\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibada-sland-dr-maxamed-claahi-cumar-oo-maalinta-bari-dalka-ku-soo-guryo-noqonaya-iyo-soo-dhawayntiisa-xisbiga-kulmiye\/","title":{"rendered":"Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada S\/land Dr Maxamed C\/laahi Cumar Oo maalinta Bari dalka ku soo Guryo noqonaya iyo diyaar garowga  soo dhawayntiisa ee Xisbiga Kulmiye"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada S\/land Dr Maxamed C\/laahi Cumar ayaa \u00a0maalinta bari \u00a0dalka ku soo guryo noqonaya \u00a0,Maxamed C\/laahi Cumar ayaa soo dhawayntiis iyo qaban qaabadeeda laga dareemayaa Magaalada Hargaysa iyo Xurinta Xisbiga Kulmiye.iyadoo la filayo\u00a0 Dr Maxamed C\/laahi Cumar a in si wayn ugu soo dhaweeyaan Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargaysa Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye iyo Xubno katirsan Golaha Wasiirada Xukuumada S\/land<\/p>\n<p>Socdaalka\u00a0Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada S\/land Dr Maxamed C\/laahi Cumar ayaa qayb ka ah kaadh qaadashada kamid noqoshada Golaha dhexe ee Xisbiga iyo sidoo kale ka qayb qaadashada shirka Golaha Dhexe la filayo 10 bisha danbe in uu ka qabsoomo Hargaysa<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada S\/land Dr Maxamed C\/laahi Cumar ayaa \u00a0waxay saaxiib dhawyihiin \u00a0Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi \u00a0iyo halkii uu iska taagay tageeridiisa xiligii Madaxwayne Siilaanyo Muuse Biixi khilaafka Xisbigu soo kala dhex galay taas oo markii danbe galaaftay Xilkii Wasiirnimo ee Maxamed C\/laahi ka haye Xukuumada<\/p>\n<p>waxaana lafilayaa in saamayn badan oo tageero uu Maxamed C\/laahi Cumar \u00a0ku yeesho tageerida Muj Muuse Biixi Cabdi musharaxnimadiis<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada S\/land Dr Maxamed C\/laahi Cumar ayaa \u00a0maalinta bari \u00a0dalka ku soo guryo noqonaya \u00a0,Maxamed C\/laahi Cumar ayaa soo dhawayntiis iyo qaban qaabadeeda laga dareemayaa Magaalada Hargaysa iyo Xurinta Xisbiga Kulmiye.iyadoo la filayo\u00a0 Dr Maxamed C\/laahi Cumar a in si wayn ugu soo dhaweeyaan Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargaysa Masuuliyiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14974,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15029","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Up","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15029"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15029\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}