{"id":15027,"date":"2015-10-29T16:03:26","date_gmt":"2015-10-29T16:03:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15027"},"modified":"2015-10-29T16:03:26","modified_gmt":"2015-10-29T16:03:26","slug":"musharax-xasan-cawaale-oo-waxba-ka-ma-jiraan-ku-tilmaamay-in-madaxweyne-siilanyo-cid-gaara-taageeray-sheegayna-inuu-wali-musharax-madaxweyne-yaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/29\/musharax-xasan-cawaale-oo-waxba-ka-ma-jiraan-ku-tilmaamay-in-madaxweyne-siilanyo-cid-gaara-taageeray-sheegayna-inuu-wali-musharax-madaxweyne-yaha\/","title":{"rendered":"MUSHARAX XASAN CAWAALE OO WAXBA KA MA JIRAAN KU TILMAAMAY IN MADAXWEYNE SIILANYO CID GAARA TAAGEERAY SHEEGAYNA INUU WALI MUSHARAX MADAXWEYNE YAHA"},"content":{"rendered":"<p><strong>Hargeysa (AN) Musharax Xildhibaan Xasan Cawaale Cayanaan oo ka mida musahraxiinta Madaxweyne ee xisbiga talada haya ee kulmiye oo Waraysi Gaara Siiyaay Warbaahinta Waaberinews.net ayaa sheegay inuu wali u sharaxan yahay jagada musahraxnimada madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Kulmiye waxaa uu sidoo kale shegay Xasan Cawaale in aanu madaxweyne siilanyo Cid Gaara Garbka Saarin si ay u noqoto musharaxa Madaxweyne<\/strong><br \/>\n<strong>Waxa uu isagoo ka hadlay waxa isaga loo dareemi la yahay musharaxnimadiisa tilmaamy inu isagu la shiro golaha dhexe isbahaysina aanu cid la ahayn \u201d iyagu waay is bahaysteen aniguna waa kaligay oo waxa wadaa shiraar aan la yeelanayo golaha dhexe ee xisbiga sababtaas ayaa keentay inaan aniga la igu soo darin \u201d ayuu yidhi Xildhibaan Xasan Cawaale .<\/strong><br \/>\n<strong>Mar Aanu Su\u2019aal ka waydiinay inuu qabo fikirka ah inuu madaxweyne siilanyo cid taageeray ayaa waxa uu musharax Xasan Cawaale Ku awaabay \u201d Anuu ma qabo hebel baa dhabarka la taabtay golaha dhexe waa la iska sharixi karaa waa dimuqraadiyad waxanan qabaa ninkii dhabrka la tabto iyo ki kaleba waa sida ay dadka u kas badaadn \u201c<\/strong><br \/>\n<strong>Hadalkan ka soo yeedhay musharax Xasan Cawaale aya Dhabarka Ka Jabinaya Musahrixiinta Dibad wareega ah ee Ku doodaya Cidbaa dhabarka la tabtay<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Musharax Xildhibaan Xasan Cawaale Cayanaan oo ka mida musahraxiinta Madaxweyne ee xisbiga talada haya ee kulmiye oo Waraysi Gaara Siiyaay Warbaahinta Waaberinews.net ayaa sheegay inuu wali u sharaxan yahay jagada musahraxnimada madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Kulmiye waxaa uu sidoo kale shegay Xasan Cawaale in aanu madaxweyne siilanyo Cid Gaara Garbka Saarin si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13687,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15027","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Un","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15027","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15027"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15027\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}