{"id":15023,"date":"2015-10-29T15:23:12","date_gmt":"2015-10-29T15:23:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=15023"},"modified":"2015-10-29T15:23:12","modified_gmt":"2015-10-29T15:23:12","slug":"wasiirkii-hore-ee-ciyaaraha-oo-loo-dhaariyey-xubinimada-golaha-wakiiladda-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/29\/wasiirkii-hore-ee-ciyaaraha-oo-loo-dhaariyey-xubinimada-golaha-wakiiladda-somaliland\/","title":{"rendered":"Wasiirkii hore ee Ciyaaraha oo loo dhaariyey Xubinimada Golaha Wakiiladda Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><span class=\"\">Hargeysa, (AN ) \u2014 Mudane Axmed Cabdi Kaahin oo hore u ahaan jiray wasiirka Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ka dib markii uu todobaadkan gudihiisa iska casilay xilkii wasiirnimo.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"\">Dhaarinta Mudanahan ayaa ka dhacday Maxkamadda Sare ee Somaliland ka dib markii uu Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Garqaan Aadan Xaaji Cali\u00a0 maanta Xafiiskiisa ku dhaariyay.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"\">Mudanahan ayaa bedelaya Mudane Maxamed Barkhad Miigane oo ka mid ahaa Golaha Wakiiladda Somaliland oo geeriyooday badhtamihii sannadkan, isla markaana Mudane Axmed Cabdi Kaahin ayaa noqonaya Mudanaha bedelaya mudanaha geeriyooday oo ay ka wada tirsanayeen xisbigii UDUB.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"\">Xildhibaan cusub oo ku soo biiray Golaha Wakiiladda Somaliland, kaas oo ah mudane Axmed Cabdi Kahin Wasiirkii hore ee wasaarada Ciyaaraha Somaliland, oo buuxiyay xubinimadii ALLE ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane Xamaal oo dhawaan geeriyooday.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"\">Xildhibaan. Axmed Cabdi Kahin, oo xiligan ku jiray kaydka koowaad ee Murashaxiintii doorashadii Wakiiladda ee xisbigii UDUB gobolka Salal.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"\">Gudiga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maxkamada sare ka dalbaday dhaarinta\u00a0xubinimada baarlamaanka ee uu buuxiyay sida sharciga xeerka doorashooyinku dhigayo.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa, (AN ) \u2014 Mudane Axmed Cabdi Kaahin oo hore u ahaan jiray wasiirka Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ka dib markii uu todobaadkan gudihiisa iska casilay xilkii wasiirnimo. Dhaarinta Mudanahan ayaa ka dhacday Maxkamadda Sare ee Somaliland ka dib markii uu Gudoomiyaha Maxkamada sare ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14992,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-15023","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Uj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15023"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15023\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}