{"id":1498,"date":"2014-12-13T11:21:31","date_gmt":"2014-12-13T11:21:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1498"},"modified":"2014-12-13T11:21:31","modified_gmt":"2014-12-13T11:21:31","slug":"guddoomiye-craxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-kulan-addis-ababa-ku-dhex-maray-safiir-ku-xigeenka-dawladda-ingiriiska-ee-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/13\/guddoomiye-craxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-kulan-addis-ababa-ku-dhex-maray-safiir-ku-xigeenka-dawladda-ingiriiska-ee-itoobiya\/","title":{"rendered":"Guddoomiye C\/raxmaan CIRRO Oo Ka Hadlay Kulan Addis-ababa Ku Dhex Maray Safiir Ku Xigeenka Dawladda Ingiriiska Ee Itoobiya"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/index41-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1499\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/index41-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"index41-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa 1-aad Md. Baashe Maxamed, ayaa gelinki dambe ee shalay dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safar ay ugu maqnaayeen dalka Itoobiya.<\/h2>\n<h2>Waxaana markii ay soo gaadheen gagida diyaaradaha ee Cigaal Interntional Airport ee Magaladda Hargeysa, waxay saxaafadda uga waramay ujeeddada socdaakoodii Itoobiya, waxayna sheegeen inay ka qayb-galeen xuska sanad guurada qoomiyadaha dalka Itoobiya, kaasi oo uu ku marti-qaadey guddoomiyaha Baarlamaanka dalkaasi.<\/h2>\n<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/index41.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-12938\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/index41.jpg?resize=225%2C225\" alt=\"index\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland, ahna Guddoomiyaha xisbiga WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Cirro, oo ugu horeyn halkaasi ka hadlay ayaa yidhi \u201cWaxaanu ku maqnayn safar shaqo oo aanu ku tagnay marti-qaad rasmiya oo aan ka helay guddoomiyaha baarlamaanka Itoobiya, waxaanu ka qayb-galay xus sanad kasta la qabto oo la yidhaahdo xuska qoomiyadaha ee waddanka Itoobiya. Munaasibaddaasi waxay ahayd mid aad u weyn\u201d<br \/>\nGuddoomiye Cirro, waxa kale oo uu sheegay in mudadii ay joogeen Itoobiya ay la kulmeen Safiir ku xigeenka dawladda Ingiriiska ee Itoobiya, Mr. Chris Allan, kaasi oo la beddelay \u201cSii Hayaha safaaradda Ingiriiska ee Itoobiya, ahna ku xigeenka safiirka oo runtii aad ula shaqeeyay Somaliland, annaga oo ka xun in la beddelay Madaxweynuhuna khamiistii ayuu la kulmay, annaguna waanu la kulanay, waxaanu kala hadalley xaaladda guud ee Somaliland, nabadgalyada iyo waxyaabaha khuseeya xidhiidhka labada dal, doorashooyinkuna ka mid ayay ahaayeen waxyaabaha aanu kala hadalley\u201d ayuu yidhi.<br \/>\nBaashe Maxamed Faarax, Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada, ayaa isaguna sheegay \u201cSidaasi uu guddooomiyuhu idiin sheegay waxa aan ka qayb-galay xuskaasi qoomiyadaha Itoobiya, waxaanan u mahad-celinayaa dawladda Itoobiya oo si wayn noo soo dhawaysay, gaar ahaana Golaha Baarlamaanka oo nagu sharfay inaanu ka qayb galo munaasibadaasi anaga oo sanad kasta ka qayb gala oo tii horena Jig-jiga kaga qayb galay<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa 1-aad Md. Baashe Maxamed, ayaa gelinki dambe ee shalay dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safar ay ugu maqnaayeen dalka Itoobiya. Waxaana markii ay soo gaadheen gagida diyaaradaha ee Cigaal Interntional Airport ee Magaladda Hargeysa, waxay saxaafadda uga waramay ujeeddada socdaakoodii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1499,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1498","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-oa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1498"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1498\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}