{"id":14960,"date":"2015-10-26T18:56:56","date_gmt":"2015-10-26T18:56:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14960"},"modified":"2015-10-26T18:56:56","modified_gmt":"2015-10-26T18:56:56","slug":"wararka-sheegaya-inaan-is-casilay-waa-been-oo-waxan-ahay-musharax-madaxwayne-ku-xigeengeedole","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/26\/wararka-sheegaya-inaan-is-casilay-waa-been-oo-waxan-ahay-musharax-madaxwayne-ku-xigeengeedole\/","title":{"rendered":"\u201cWararka sheegaya inaan is casilay waa been oo waxan ahay Musharax Madaxwayne Ku-xigeen&#8221;Geedole"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Prof: Farax Cilmi Geedoole ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo sheegaya inuu sika casilay kuna biiray xubnaha ka dareeray xukuumada waxanu sheegay inaanu iska casilin Xukuumada balse uu u taagan yahay Musharaxa Madaxwayne Ku-xigeenka KULMIYE hankiisuna yahay halkaii .<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashada Oo aarrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi \u201cWararka sheegaya inaan is casilay waa been oo waxan ahay Musharax Madaxwayne Ku-xigeen ee KULMIYE \u201c.ayuu yidhi Wasiirka Waxbarashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Prof: Farax Cilmi Geedoole ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo sheegaya inuu sika casilay kuna biiray xubnaha ka dareeray xukuumada waxanu sheegay inaanu iska casilin Xukuumada balse uu u taagan yahay Musharaxa Madaxwayne Ku-xigeenka KULMIYE hankiisuna yahay halkaii . Wasiirka Waxbarashada Oo aarrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi \u201cWararka sheegaya inaan is [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14961,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Ti","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14960"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14960\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}