{"id":14949,"date":"2015-10-26T18:30:36","date_gmt":"2015-10-26T18:30:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14949"},"modified":"2015-10-26T18:30:36","modified_gmt":"2015-10-26T18:30:36","slug":"war-degdega-madaxwayne-siilaanyo-bosaska-ay-baneeyeena-dad-badan-oo-buuxinayaa-way-joogaan-cidii-ila-shaqaynaysa-ayuun-baan-diyaar-u-ahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/26\/war-degdega-madaxwayne-siilaanyo-bosaska-ay-baneeyeena-dad-badan-oo-buuxinayaa-way-joogaan-cidii-ila-shaqaynaysa-ayuun-baan-diyaar-u-ahay\/","title":{"rendered":"War degdega  Madaxwayne Siilaanyo &#8220;Bosaska ay baneeyeen dad badan oo buuxinayaa way joogaan cidii ila shaqaynaysa ayuun baan diyaar u ahay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxwaynaha S\/land Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in Xubnaha baneeyey xilalka Wasiirnimo la buuxinayo \u00a0xili uu \u00a0iscasilaada kadib wasiirada uu lahadlay idaacada afkasomaaliga ee BBC<\/p>\n<p>Madaxwayne Siilaanyo ayaa u waramayey Wariye Axmed Siciid Cige waxaanu \u00a0yidhi Madaxwaynuhu isagoo ka hadlaya Xubanaha baneeyey jagada Wasiirnimo ee Xukuumadiisa waxaanu yidhi<\/p>\n<p>&#8220;Dawlada Madaxwaynaa Jiraa hadii ay \u00a0iscasilaana oo ay saluugaan Xukuumadii ay ka tirsanayeen cid kale uun baagali booskooda &#8221;<\/p>\n<p>waxa kale oo Madaxwayne Siilaanyo ka hadlay nidaamka Xisbiga Kulmiye \u00a0isagoo sheegay in uu tageerayo halka aqlabiyadu marto waxaanu yidhi Madaxwaynuhu<\/p>\n<p>&#8220;Xisbigu nidaam ayuu leeyahay halka ay aqlabiyadu marto ayuun baan marayaa \u00a0,boosaskaa ay baneeyeena dad badan oo buuxinayaa way joogaan cidii ila shaqaynaysa ayuun baan diyaar u ahay&#8221;<\/p>\n<p>Madaxwaynha S\/land ayaa sidoo kale wax ka waydiiyey Wariye Axmed Siciid Cige in uu isasoo sharaxi doono shirka Golaha Dhexe ee loo balan sanayahay 10 November waxaanu yidhi<\/p>\n<p>&#8220;hala gaadho wakhtigeeda ka hordhici maayo &#8221;<\/p>\n<p>Hadalkan Madaxwayne Siilaanyo ayaa lafilayaa in sida ugu dhakhsaha badan usoo magacaabo xubnaha badalaya Wasiiradii baneeyayey jagada Xukuumadiisa<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxwaynaha S\/land Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in Xubnaha baneeyey xilalka Wasiirnimo la buuxinayo \u00a0xili uu \u00a0iscasilaada kadib wasiirada uu lahadlay idaacada afkasomaaliga ee BBC Madaxwayne Siilaanyo ayaa u waramayey Wariye Axmed Siciid Cige waxaanu \u00a0yidhi Madaxwaynuhu isagoo ka hadlaya Xubanaha baneeyey jagada Wasiirnimo ee Xukuumadiisa waxaanu yidhi &#8220;Dawlada Madaxwaynaa Jiraa hadii ay \u00a0iscasilaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14949","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3T7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14949"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14949\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}