{"id":14926,"date":"2015-10-26T17:33:15","date_gmt":"2015-10-26T17:33:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14926"},"modified":"2015-10-26T17:33:15","modified_gmt":"2015-10-26T17:33:15","slug":"duqii-caasimada-soomaaliya-ee-muqdisho-oo-xilkii-laga-qaaday-iyo-mid-cusub-oo-la-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/26\/duqii-caasimada-soomaaliya-ee-muqdisho-oo-xilkii-laga-qaaday-iyo-mid-cusub-oo-la-magacaabay\/","title":{"rendered":"Duqii Caasimada Soomaaliya ee muqdisho oo Xilkii Laga Qaaday iyo Mid Cusub oo la magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)-Guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta xilkii laga qaaday, sida uu xaqiijiyey afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Daa\u2019uud Aweys.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay afhayeenka, waxaa madaxweyne Xasan Sheekh uu Muungaab ku beddelay nin lagu magacaabo Yuusuf Xuseen Jimcaale.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda lama sheegin sababta xilka looga qaaday guddoomiyaha, mana jiraan wax faahfaahinno dheeri ah oo arrintan ku saabsan.<\/p>\n<p>Todobaadadii la soo dhaafay ayuu khilaaf u dhexeeyay Mungaab iyo Wasiirka amniga, kadib markii Mungaab hor istaagay waddooyin la xidhayay. Waxaa loo xidhayay wadooyinkaasi arrimo ammaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)-Guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta xilkii laga qaaday, sida uu xaqiijiyey afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Daa\u2019uud Aweys. Sida uu sheegay afhayeenka, waxaa madaxweyne Xasan Sheekh uu Muungaab ku beddelay nin lagu magacaabo Yuusuf Xuseen Jimcaale. Illaa iyo hadda lama sheegin sababta xilka looga qaaday guddoomiyaha, mana jiraan wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14930,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14926","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3SK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14926","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14926"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14926\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}