{"id":1488,"date":"2014-12-12T15:14:57","date_gmt":"2014-12-12T15:14:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1488"},"modified":"2014-12-12T15:14:57","modified_gmt":"2014-12-12T15:14:57","slug":"30-qof-oo-ku-geeriyooday-qaraxyo-ka-dhacay-suuq-ku-yaalla-nigeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/12\/30-qof-oo-ku-geeriyooday-qaraxyo-ka-dhacay-suuq-ku-yaalla-nigeria\/","title":{"rendered":"30-qof oo ku geeriyooday qaraxyo ka dhacay Suuq ku yaalla Nigeria"},"content":{"rendered":"<p>Labo qarax oo ismiidaamin ayaa ka dhacay goob aad u mashquul badan dalka Nigeria, waxaana ka dhashey khasaaro badan oo isku jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Qaraxyada ayaa ka dhacay suuq ku yaalla magaalada Jos, waxaana ku dhintay ugu yaraan 30-qof oo rayid ah iyadoo ay ku dhaawacmeen dad intaas ka badan.<br \/>\nSaraakiisha Booliska ayaa ku eedeeyay weerarka in ay ka dambeeyaan kooxda mintidka ee Boko Haraam oo looga bartay in ay geystaan weerarada noocaan oo kale.<\/p>\n<p>Dalka Nigeria ayaa ku badanaya weerarada ismiidaaminta ay geysanayaan Boko Haraam, iyadoo Dowladda Nigeria ay ku guuldaraysatay in ay wax ka qabato.<br \/>\nArabsiyonews.com<br \/>\nHargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labo qarax oo ismiidaamin ayaa ka dhacay goob aad u mashquul badan dalka Nigeria, waxaana ka dhashey khasaaro badan oo isku jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyada ayaa ka dhacay suuq ku yaalla magaalada Jos, waxaana ku dhintay ugu yaraan 30-qof oo rayid ah iyadoo ay ku dhaawacmeen dad intaas ka badan. Saraakiisha Booliska ayaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1489,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-o0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1488"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1488\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}