{"id":14865,"date":"2015-10-26T11:51:22","date_gmt":"2015-10-26T11:51:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14865"},"modified":"2015-10-26T11:51:22","modified_gmt":"2015-10-26T11:51:22","slug":"masuuliyiinta-xukuumada-somaliland-iska-casilay-oo-ilaa-hada-maraya-10-masuul-iyo-kuwa-kale-oo-goor-dhaw-la-filayo-inay-ku-dhawaaqaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/26\/masuuliyiinta-xukuumada-somaliland-iska-casilay-oo-ilaa-hada-maraya-10-masuul-iyo-kuwa-kale-oo-goor-dhaw-la-filayo-inay-ku-dhawaaqaan\/","title":{"rendered":"Masuuliyiinta Xukuumada Somaliland Iska Casilay Oo Ilaa hada Maraya 10 Masuul Iyo Kuwa Kale Oo Goor Dhaw La Filayo Inay Ku Dhawaaqaan"},"content":{"rendered":"<p>Masuuliyiinta Xukuumada Iska Casilay Oo Ilaa hada Maraya 10 Masuul Iyo Kuwa Kale Oo Goor Dhaw La Filayo Inay Ku Dhawaaqaan<\/p>\n<p>Hargeysa(AN):-Wararka ilaa hada isa soo taraya ayaa sheegaya inay jiraan masuuliyin kale oo hada ku dhawaaqay inay iska casileen xilkii ay hayeen.<br \/>\nWasiirada iyo wasiir u xigeenkada ilaa haatan ku dhawaaqay inay iska casileen xilkii ay hayeen ayaa waxa kale oo ku jira wasiirka wasaarada hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga Bashiir Cabdi Xariir, kuwaas oo iyaguna warbaahinta ka xaqiijiyey inay iska casileen xilkii ay dawlada ka hayeen.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/masuuliyiin.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-14866\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/masuuliyiin.png?resize=366%2C189\" alt=\"masuuliyiin\" width=\"366\" height=\"189\" \/><\/a><br \/>\n1.Wasiirkii madaxtooyada xirsi cali xaaji xasan<br \/>\n2.Wasiirki Cadaalada Xuseen Axmed<br \/>\n3.Wasiirkii Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis<br \/>\n4.Wasiirkii shaqada iyo arimaha bulshada DR Abdi Aw Dahir<\/p>\n<p>5. wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Cabdirisaaq Khaliif Axmed<\/p>\n<p>6.Afhayeenki Madaxtooyada<\/p>\n<p>Dhuxul.<br \/>\n7.Wasiir Ku Xigeenki Wasaarada shaqada Iyo Arimaha Dibada Cabdi Waaxid Cabdiraxman<br \/>\n8. Wasiir ku xigeenka dib u dejinta nimco xuseen qawdhan.<\/p>\n<p>9 . Agaasimaha guud ee wasaarada warshadaha Mawliid Waris Cabdilaahi<\/p>\n<p>Kala Soco Wixii Wara Ah Ee Soo Kordha Arabsiyonews<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuuliyiinta Xukuumada Iska Casilay Oo Ilaa hada Maraya 10 Masuul Iyo Kuwa Kale Oo Goor Dhaw La Filayo Inay Ku Dhawaaqaan Hargeysa(AN):-Wararka ilaa hada isa soo taraya ayaa sheegaya inay jiraan masuuliyin kale oo hada ku dhawaaqay inay iska casileen xilkii ay hayeen. Wasiirada iyo wasiir u xigeenkada ilaa haatan ku dhawaaqay inay iska casileen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14866,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14865","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3RL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14865","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14865"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14865\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}