{"id":14857,"date":"2015-10-26T07:16:54","date_gmt":"2015-10-26T07:16:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14857"},"modified":"2015-10-26T07:16:54","modified_gmt":"2015-10-26T07:16:54","slug":"boqor-buurmadow-oo-markii-ugu-horreysay-ka-hadlay-khilaafka-masuuliyiinta-xisbiga-ucid-amaana-dusha-ka-saaray-muj-cali-guray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/26\/boqor-buurmadow-oo-markii-ugu-horreysay-ka-hadlay-khilaafka-masuuliyiinta-xisbiga-ucid-amaana-dusha-ka-saaray-muj-cali-guray\/","title":{"rendered":"Boqor Buurmadow Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Khilaafka Mas\u2019uuliyiinta Xisbiga UCID amaana dusha ka saaray Muj Cali Guray"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (<b><i>AN<\/i><\/b>)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Burrmadow), ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka soo kala dhex-galay guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murrashax Jamaal Cali Xuseen, isagoona sidoo kale boqorku bogaadiyay hadal uu yidhi Muj.Cali Guray oo oo isna ka hadlayay khilaafka labadaas masuul. Boqor Buurmadow \u00a0oo qoraal kooban\u00a0 ku baahiyey barta uu ku leeyahay degelka xidhiidhka bulshada ee Facebook-ga waxaa uu sheegay in xeel dheeraha dhinaca siyaasadda ee xisbiga UCID ku jiraa uu yahay keliya Muj. Cali Gurey oo sida laga war qabo ay marar badan isaga [boqorka] laftiisa weerarro siyaasadeed hawada isu mariyeeen Cali. Buur Madaw waxaa uu sheegay in uu aragti ahaan ay isaga uga soo dhex baxday eedahaas ay Faysal iyo Jamaal hawada isu mariyeen mid aan waqtigeedii taagnayn balse uu xalkoodu ku xidhan yahay Muj. Cali Gurey oo uu xujo uga dhigay sida uu u dhex galo labadaas mas\u2019uul. Qoraal Cismaan Aw Maxamuud oo koobnaa waxaa uu ku bilaabmay sidan:<a href=\"http:\/\/hubaalmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/Buurta.jpg\"><br \/>\n<\/a><\/p>\n<div class=\"google_ads2\"><\/div>\n<p>\u201cWaxaan maanta [shalay] dheehday qoraal uu Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali-gurey) \u00a0kaga hadlayay khilaafka cakiran ee u dhexeeya guddoomiyaha iyo musharraxa UCID Eng. Feysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen, kaasi oo u muuqda in uu faraha ka baxay\u201d sidaa ayuu yidhi Buur Madaw waxaana uu intaa ku daray \u201cHaddaba Aniga qiimayntayda waxa \u00a0hadalkaas iiga soo baxay in siyaasiga ama xeel-dheeraha siyaasi ee ku jira xisbiga UCID uu yahay Cali-Gurey. [Waayo] Abwaankii waxaa uu yidhi \u2018 Berrina ha la aasee nin raga baqaskii waa ceebe\u2019. Kolkaa \u00a0Mujaahidku markuu doono ha iska af xumaadee, Qoodhiyo Xero waa Aqoonyahan. Kolka aanu is yeelyeelayn. Bal wuu taliyey labada odayna [Jamaal iyo Feysal] wey isku fiican yihiin [cali-Gurey ahaan] ee aynu eegno sida uu wax u maareeyo ama isugu soo dhaweeyo ama u kala raaco\u201d. Ayuu Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow qoraalkiisa ku soo xidhay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n<div class=\"really_simple_share really_simple_share_large_button robots-nocontent snap_nopreview\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Burrmadow), ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka soo kala dhex-galay guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murrashax Jamaal Cali Xuseen, isagoona sidoo kale boqorku bogaadiyay hadal uu yidhi Muj.Cali Guray oo oo isna ka hadlayay khilaafka labadaas masuul. Boqor Buurmadow \u00a0oo qoraal kooban\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14857","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3RD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14857"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14857\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}