{"id":14847,"date":"2015-10-26T06:10:59","date_gmt":"2015-10-26T06:10:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14847"},"modified":"2015-10-26T06:10:59","modified_gmt":"2015-10-26T06:10:59","slug":"warbixin-hayadda-human-rights-watch-oo-ka-dayrisay-xaalada-dhimirka-sland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/26\/warbixin-hayadda-human-rights-watch-oo-ka-dayrisay-xaalada-dhimirka-sland\/","title":{"rendered":"Warbixin hay&#8217;adda Human Rights Watch oo ka dayrisay xaalada dhimirka S\/land"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Dadka xanuunnada dhimirka qaba ee Somaliland ayaa waxaa soo badanaya in si khasab ah lagu geeyo goobo lagu hayo, halkaasoo ay tacaddiyo ku mutaan, sida lagu xusay warbixin ay maanta soo saartay hay&#8217;adda Human Rights Watch. Hay&#8217;addu waxay \u00a0Somaliland ugu baaqday inay la socdaan oo isha ku hayaan meelaha dadkaas lagu hayo, lana mamnuuco in silsilado lagu xidho<\/p>\n<div class=\"hide-wrapper extra-content\">\n<p>Haddaba weriyaha BBC ee hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay cisbitaal lagu daweeyo dadka xanuunada dhimirka qaba<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xigasho BBC<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Dadka xanuunnada dhimirka qaba ee Somaliland ayaa waxaa soo badanaya in si khasab ah lagu geeyo goobo lagu hayo, halkaasoo ay tacaddiyo ku mutaan, sida lagu xusay warbixin ay maanta soo saartay hay&#8217;adda Human Rights Watch. Hay&#8217;addu waxay \u00a0Somaliland ugu baaqday inay la socdaan oo isha ku hayaan meelaha dadkaas lagu hayo, lana mamnuuco in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14849,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"audio","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14847","post","type-post","status-publish","format-audio","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-audio"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Rt","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14847"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14847\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}