{"id":14836,"date":"2015-10-25T14:16:11","date_gmt":"2015-10-25T14:16:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14836"},"modified":"2015-10-25T14:16:11","modified_gmt":"2015-10-25T14:16:11","slug":"gudoomiyaha-haamaha-shidaalka-oo-haantii-dalooshantay-ku-sababeeyey-dayactir-laaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/25\/gudoomiyaha-haamaha-shidaalka-oo-haantii-dalooshantay-ku-sababeeyey-dayactir-laaan\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Haamaha Shidaalka oo  Haantii dalooshantay ku sababeeyey dayactir la&#8217;aan"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Guddoomiyaha Shirkadaha Shidaalka soo dejiya ee la wareegay Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera Xasan Maxamed Cige,ayaa ka warramay mid ka mid ah Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera oo shidaal daadisay . waxa uu sheegay in dhammaan haamaha Shidaalku gaboobeen, una baahan yihiin dayactir rasmi ah.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/saw1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-21069\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/saw1.jpg?resize=600%2C334\" alt=\"saw\" width=\"600\" height=\"334\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cHorta Haamuhu way gaboobeen dayactir rasmi ahna may helin illaa markii la dhisay oo haantan imika dalooshantay waxaa sameeyay ingiriiskii xilli aanan aniguba jirin, \u00a0illaa wakhtigii la sameeyay iyo illaa xiliganna cidi may dayac tirin waxna kamay qaban. haantaa dalooshantay siday tahay ayaanay wada yihiin badankooduna waxay u baahan yihiin in si dhab ah loo wada hagaajiyo,\u201d ayuu yidhi Mr Xasan Cige.<\/p>\n<p>Xasan oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray \u201cWaxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa shaqaalaha Haamaha oo masuuliyad wayn iyo xilba iska saaray si aan qasaare badani u dhicin oo shidaalkii ka wareejiyay iyo booyadihii suuqa ka soo gurmaday ee qaarna biyaha keeneen qaarna shidaalka wareejintiisa ka qayb qaateen.\u201d<\/p>\n<p>Waxaanu Xasan intaa raaciyay \u201c taasi waxay muujinaysaa haddaan haamaha la dayac tirin in aynu nahay dad foosto daloosha wax ku shubanaya oo anagoo shalay uun la wareegnay ayay durba sidaa u dalooshantay Haantaasi laakiin, waxaanu diyaar u nahay in aanu wax kasta oo ay u\u00a0 baahan yihiin Haamuhu galino oo dalku yeesho haamo kayd shidaal ah oo la isku aamini karo waxna lagu shubi karo oo dhab ahaan u faya qaba.\u201dAyuu yidhi Guddomiyaha shirkahada midoobay ee la wareegay Masuuliyadda Haamaha kaydka shidaalka ee Berbera.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n<div class=\"really_simple_share really_simple_share_button robots-nocontent snap_nopreview\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Guddoomiyaha Shirkadaha Shidaalka soo dejiya ee la wareegay Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera Xasan Maxamed Cige,ayaa ka warramay mid ka mid ah Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera oo shidaal daadisay . waxa uu sheegay in dhammaan haamaha Shidaalku gaboobeen, una baahan yihiin dayactir rasmi ah. \u201cHorta Haamuhu way gaboobeen dayactir rasmi ahna may helin illaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14837,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14836","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Ri","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14836"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14836\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}