{"id":1482,"date":"2014-12-12T15:11:30","date_gmt":"2014-12-12T15:11:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1482"},"modified":"2014-12-12T15:11:30","modified_gmt":"2014-12-12T15:11:30","slug":"un-saddex-milyan-oo-qof-oo-ku-sugan-soomaaliya-ayaa-u-baahan-gargaar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/12\/un-saddex-milyan-oo-qof-oo-ku-sugan-soomaaliya-ayaa-u-baahan-gargaar\/","title":{"rendered":"UN: Saddex milyan oo qof oo ku sugan Soomaaliya ayaa u baahan gargaar"},"content":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa ka deyrinaysa xaaladda Bin\u2019aadanimo ka jirta qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya, iyadoo baaq ujeedisay deeq bixiyeyaasha caalamka.<\/p>\n<p>Xiriiriyaha arrimaha Bin\u2019aadanimada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa Saxaafadda u sheegay in dad ka badan 3-milyan qof oo Soomaali ay u baahan yihin gargaar.<br \/>\nWuxuu intaas ku daray in hal milyan oo kamid ah dadkaas aysan si waafi u helin cunto maalmeedkooda, taasna ay ka dhigan tahay in xaaladda hadda taagan ka daran tahay tii 2011-kii.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay deeq bixiyeyaasha in ay bixiyaan lacag gaaraysa $863-milyan si loogu caawiyo dadka baahan.<\/p>\n<p>Inta badan gobolada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa laga soo sheegaaya in ay ka jiraan abaaro iyo biyo la\u2019aan bahsan.<\/p>\n<p>Arabsiyonewsw.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa ka deyrinaysa xaaladda Bin\u2019aadanimo ka jirta qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya, iyadoo baaq ujeedisay deeq bixiyeyaasha caalamka. Xiriiriyaha arrimaha Bin\u2019aadanimada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ayaa Saxaafadda u sheegay in dad ka badan 3-milyan qof oo Soomaali ay u baahan yihin gargaar. Wuxuu intaas ku daray in hal milyan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1483,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-nU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1482","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1482"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1482\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}