{"id":14787,"date":"2015-10-24T11:20:13","date_gmt":"2015-10-24T11:20:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14787"},"modified":"2015-10-24T11:20:13","modified_gmt":"2015-10-24T11:20:13","slug":"sheekh-ka-mida-culimada-hargaysa-oo-la-soo-dhaweeyay-kadib-safar-uu-dalka-kaga-maqnaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/24\/sheekh-ka-mida-culimada-hargaysa-oo-la-soo-dhaweeyay-kadib-safar-uu-dalka-kaga-maqnaa\/","title":{"rendered":"Sheekh ka mida Culimada Hargaysa oo la Soo dhaweeyay kadib safar uu dalka kaga maqnaa"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Horseednews)-Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame oo kamid ah culimada Somaliland , ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada Somaliland ee Hargeysa kadib markii uu kasoo laabtey socdaal uu dhawaan ku gaadhay dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Soo dhaweynta Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame(Sheekh-Jaabir Herblist), oo ay kasoo qeyb galeen masuulyiin tira badan Xildhibaano, iyo Dadweyne fara badan oo kamid ah dadweynaha kunool Caasimada Somaliland ee Hargeysa.<\/p>\n<p>Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame(Sheekh-Jaabir), oo hadal kooban ka jeediyay soo dhaweyntiisa ayaa uga mahad celiyay, guud ahaanba dhamaan dadkii kusoo dhaweeyay Madaarka Caasimada iyo dalkiisa hooyo isagoo, dhambaal duco ah u direy guud ahaanba shacbiga Somaliland iyo Shacbiga reer Jabuuti oo uu ku sheegay in ay si milgo iyo sharaf mudan ugu soo dhaweeyeen dalkaasi jabuuti.<\/p>\n<p>Waxaanu gabagabadii xusey in Labada dal Somaliland iyo Jabuuti ay isku yihiin laba dal oo dadkoodu wado dhalasho ahaan ul diir isu yihiin islamarkaana, loo baahan yahay in la xoojiyo xidhiidhka iyo xigtanimada Jabuuti iyo Somaliland, lana ilaashado oo laga wada shaqeeyo nabadgelyada labada dal ku caanamaaleen, ee Bulshada iyo shacabkuba horseedka u yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Horseednews)-Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame oo kamid ah culimada Somaliland , ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada Somaliland ee Hargeysa kadib markii uu kasoo laabtey socdaal uu dhawaan ku gaadhay dalka Jabuuti. Soo dhaweynta Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame(Sheekh-Jaabir Herblist), oo ay kasoo qeyb galeen masuulyiin tira badan Xildhibaano, iyo Dadweyne fara badan oo kamid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14788,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14787","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Qv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14787","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14787"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14787\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}