{"id":14784,"date":"2015-10-24T11:14:48","date_gmt":"2015-10-24T11:14:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14784"},"modified":"2015-10-24T11:14:48","modified_gmt":"2015-10-24T11:14:48","slug":"ciidanka-maldives-oo-xidhay-madax-weyne-ku-xigeenkoodi-kadib-khiyaamo-qaran-oo-lagu-eedeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/24\/ciidanka-maldives-oo-xidhay-madax-weyne-ku-xigeenkoodi-kadib-khiyaamo-qaran-oo-lagu-eedeyay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Maldives oo Xidhay Madax-weyne ku xigeenkoodi kadib khiyaamo qaran oo lagu eedeyay"},"content":{"rendered":"<p>Maldives(AN)-Booliska Maldives, ayaa sheegay in ciidamo dheeri ah ay taxadar u dhigeen magaalada caasimadda Male, taa oo ka dambeysay xarrigga madaxweyne ku xigeenka, Axmed Adheeb oo la la xiriirinayo shirqool lagu dili rabay madaxweyne Cabdulla Yameen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dirqi ayuu dil kaga baxsaday bishii hore, markii doon uu ku safrayay uu bam ku qarxay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mas&#8217;uul, ayaa sheegay in Adheeb lagu soo oogay khiyaano qaran, laguna hayo xabsi ku yaala jasiiradda. Sanadihii dhawaa, ayey Maldives ruxeen dagaal dhexdooda oo siyaasadeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Adheeb, ayaa madaxweyne ku xigeen ahaa seddax bil oo kaliya, wuxuuna xafiiska yimid markii madaxweyne ku xigeenkii hore laga eryay shaqada, isagoo sidoo kale lagu eedeeyay qiyaano qaran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maldives(AN)-Booliska Maldives, ayaa sheegay in ciidamo dheeri ah ay taxadar u dhigeen magaalada caasimadda Male, taa oo ka dambeysay xarrigga madaxweyne ku xigeenka, Axmed Adheeb oo la la xiriirinayo shirqool lagu dili rabay madaxweyne Cabdulla Yameen. &nbsp; Dirqi ayuu dil kaga baxsaday bishii hore, markii doon uu ku safrayay uu bam ku qarxay. &nbsp; Mas&#8217;uul, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14785,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14784","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Qs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14784","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14784"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14784\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}