{"id":14763,"date":"2015-10-24T06:40:49","date_gmt":"2015-10-24T06:40:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14763"},"modified":"2015-10-24T06:40:49","modified_gmt":"2015-10-24T06:40:49","slug":"murashax-kasta-oo-jagadda-madaxweyne-ku-xigeenka-u-tartamaaya-waan-soo-dhawaynayaa-beri-iyo-galbeedindho-indho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/24\/murashax-kasta-oo-jagadda-madaxweyne-ku-xigeenka-u-tartamaaya-waan-soo-dhawaynayaa-beri-iyo-galbeedindho-indho\/","title":{"rendered":"\u201cMurashax kasta oo jagadda Madaxweyne ku-xigeenka u tartamaaya waan soo dhawaynayaa beri iyo galbeed&#8221;Indho-indho"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho), oo dhawaan daboolka ka qaaday innuu u tartamaayo jagadda Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbiga KULMIYE dhexdiisa, waxaannu sheegay inaanay wax culays ah ku haynin Murashaxiinta kale ee ku dhawaaqay inay ku tartamayaan jagaddan uu u taagan yahay.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho), oo khadka telefoonka ugu warraamayay Shabakadda Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.com, ayaa waxa uu sheegay innuu Murashax Madaxweyne ku-xigeen u yahay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo u tartamaaya jagadda Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE dhexdiisa,marka la gaadho tobanka bisha foodda innagu soo haysa ee November.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cAnigu waxaan ahay Murashax u tartamaaya jagadda Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbiga KULMIYE dhexdiisa, waxaan Madaxweyne ku-xigeen u ahay Murashaxa Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi oo Golihii dhexe ee reerkoodda wata, oo abtiyaashii wata, oo seediyaashii Harti wata, oo Arab wata oo shacbiyadda golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE ay taageersan yihiin, kaas ayaan Madaxweyne ku-xigeen u ahay, mana jiro Murashax kale oo aan Madaxweyne kuxigeen u ahay.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Mr Indho-Indho), oo aannu waydiinay bal sida uu u arko Murashaxnimada Xaglatoosiye oo shalay uun ku dhawaaqay innuu booskaas u tartamaayo, ayaa waxa uu yidhi \u201cMurashax kasta oo jagadda Madaxweyne ku-xigeenka u tartamaaya waan soo dhawaynayaa beri iyo galbeed midka uu doono ha noqdee, manna jiraan wax culays ah oo ay ugu hayaan.\u201d Ayuu yidhi Indho-ind<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho), oo dhawaan daboolka ka qaaday innuu u tartamaayo jagadda Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbiga KULMIYE dhexdiisa, waxaannu sheegay inaanay wax culays ah ku haynin Murashaxiinta kale ee ku dhawaaqay inay ku tartamayaan jagaddan uu u taagan yahay. Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho), oo khadka telefoonka ugu warraamayay Shabakadda Caalamiga ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14764,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14763","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Q7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14763","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14763"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14763\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}