{"id":14750,"date":"2015-10-23T12:32:08","date_gmt":"2015-10-23T12:32:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14750"},"modified":"2015-10-23T12:32:08","modified_gmt":"2015-10-23T12:32:08","slug":"qeyb-ka-mida-al-shabaab-oo-ku-biirtay-kooxda-is","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/23\/qeyb-ka-mida-al-shabaab-oo-ku-biirtay-kooxda-is\/","title":{"rendered":"Qeyb ka mida Al-shabaab oo ku biirtay Kooxda Daacish"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)-Garab ka tirsan kooxda mayalka adag ee Soomaaliya, al-Shabaab, ayaa ku dhawaaqay inay daacad u noqonayaan kooxda isku magacwday dowladda islaamiga taasoo ka dhigaysa kooxdan tii ugu horreysay ee Soomaaliya ka socota ee si cad u sheegta inay sidaas sameynayaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kooxdan waxaa saldhiggeedu yahay buuraha Galgala ee maamul-goboleedka Puntland ee woqooyi bari Soomaaliya. Kooxdu waxay u muuqataa inay yar tahay hadda waxaana madax u ah sheekh Cabdiqaadir Muumin, oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha diineed ee al-Shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kooxda sheegata dowladda islaamiga waxay dhowaantan si caddaan ah u qalqaalsanayeen jihaad-doonka Soomaaliya , iyagoo xataa iskudeyaya inay u adeegsadaan kooxda xiriirku kala dhexeeyo ee galbeedka Afrika ee Boko Haram inay sidaas oo kale sameeyaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Al-Shabaab qudheeda waxaa xiriir kala dhexeeyaa kooxda loollanku kala dhexeeyo Daacish ee Al-Qaacida, waxaana hoggaamiyeyaasha al-Shabaab ay isku khilaafeen arrintan iyagoo xirxiray xubno lagu tuhunsan yahay inay iskudeyayeen inay goostaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa caddaan ah inay aqoonsan yihiin codsiga kooxda dowladda islaamiga, taas oo saameyn karta awooddooda ay dad ku qortaan ayna sii ahaadaan halis weyn. Kooxahan oo dhan waxay u jeesteen inay dacaayado ku baahistaan warbaahinta<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN)-Garab ka tirsan kooxda mayalka adag ee Soomaaliya, al-Shabaab, ayaa ku dhawaaqay inay daacad u noqonayaan kooxda isku magacwday dowladda islaamiga taasoo ka dhigaysa kooxdan tii ugu horreysay ee Soomaaliya ka socota ee si cad u sheegta inay sidaas sameynayaan. &nbsp; Kooxdan waxaa saldhiggeedu yahay buuraha Galgala ee maamul-goboleedka Puntland ee woqooyi bari Soomaaliya. Kooxdu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14754,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14750","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3PU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14750"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14750\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}