{"id":14746,"date":"2015-10-23T14:11:18","date_gmt":"2015-10-23T14:11:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14746"},"modified":"2015-10-23T14:11:18","modified_gmt":"2015-10-23T14:11:18","slug":"40-ruux-ayaa-ku-geeryoday-shil-baabuur-oo-ka-dhacay-dalka-france","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/23\/40-ruux-ayaa-ku-geeryoday-shil-baabuur-oo-ka-dhacay-dalka-france\/","title":{"rendered":"40 Ruux ayaa ku geeryoday shil baabuur oo ka dhacay dalka france"},"content":{"rendered":"<p>France(AN)-Ugu yaraan afartan qof ayaa ku dhimatay shilkii ugu xumaa ee Faransiiska ka dhaca in kabadan soddon sanno.<\/p>\n<p>Bas iyo baabuur wayn ayaa isku dhacay, kadibna uu dab qabsaday meel u dhow magaalada Libourne ee koonfur galbeed gobolka Gironde.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta dabdamiska ayaa sheegay in afartan iyo kow qof ee dhintay inay saarnaayeen baska.<\/p>\n<p>Darawalkii baabuurka wayn ayaa dhintay. Dhowr rakaab ayaa badbaaday laakiin lama oga dhaawacooda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Faransiiska ayaa sheegay in dowladda ay qaban doonto wax walba oo looga baahan yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>France(AN)-Ugu yaraan afartan qof ayaa ku dhimatay shilkii ugu xumaa ee Faransiiska ka dhaca in kabadan soddon sanno. Bas iyo baabuur wayn ayaa isku dhacay, kadibna uu dab qabsaday meel u dhow magaalada Libourne ee koonfur galbeed gobolka Gironde. Masuuliyiinta dabdamiska ayaa sheegay in afartan iyo kow qof ee dhintay inay saarnaayeen baska. Darawalkii baabuurka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14747,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14746","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3PQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14746","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14746"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14746\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}