{"id":14726,"date":"2015-10-22T19:54:59","date_gmt":"2015-10-22T19:54:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14726"},"modified":"2015-10-22T19:54:59","modified_gmt":"2015-10-22T19:54:59","slug":"erdogan-oo-telefon-kula-hadlay-putin-ugana-digay-khasaaraha-ka-imaan-kara-duqeynta-aleppo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/22\/erdogan-oo-telefon-kula-hadlay-putin-ugana-digay-khasaaraha-ka-imaan-kara-duqeynta-aleppo\/","title":{"rendered":"ERDOGAN OO TELEFON KULA HADLAY PUTIN UGANA DIGAY KHASAARAHA KA IMAAN KARA DUQEYNTA ALEPPO"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News Network ===ANN====Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii shalay khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.<strong><br \/>\n<\/strong><br \/>\nErdogan ayaa sheegay in wadanka Turkiga uu si weyn uga walaacsan yahay duqeynta Ruushka ka wado Siiriya gaar ahaan weerarada cirka ee diyaaradaha Ruushka asbuucii lasoo dhaafay ka wadeen magaalada Aleppo oo ah magaalada 2-aad ee wadankaasi Siiriya.<\/p>\n<p>Dagaalka ka bilowday Aleppo Jimcihii lasoo dhaafay ayaa la sheegay inay ku barakaceen dad ka badan 30 kun oo qof, kuwaasi oo intooda badan u qaxay dhinaca dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa xiligan haya qaxooti gaaraya 2.2 Milyan oo qof oo intooda badan ka yimid dalka Siiriya, wuxuuna Erdogan sheegay in qaxooti cusub oo dalkiisa yimaada ay culeys gaar ah sii saareyso wadankiisa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News Network ===ANN====Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii shalay khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Erdogan ayaa sheegay in wadanka Turkiga uu si weyn uga walaacsan yahay duqeynta Ruushka ka wado Siiriya gaar ahaan weerarada cirka ee diyaaradaha Ruushka asbuucii lasoo dhaafay ka wadeen magaalada Aleppo oo ah magaalada 2-aad ee wadankaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14727,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14726","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Pw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14726","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14726"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14726\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}