{"id":1471,"date":"2014-12-12T14:44:50","date_gmt":"2014-12-12T14:44:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1471"},"modified":"2014-12-12T14:44:50","modified_gmt":"2014-12-12T14:44:50","slug":"gudoomiyaha-ururka-isbaahaysiga-arabsiyo-oo-kawarbixisay-waxyaabaha-ururkaas-qabto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/12\/gudoomiyaha-ururka-isbaahaysiga-arabsiyo-oo-kawarbixisay-waxyaabaha-ururkaas-qabto\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha ururka isbaahaysiga Arabsiyo oo kawarbixisay waxyaabaha ururkaas qabto"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)! Gudoomiyaha ururka isbahaysiga haweenka Arabsiyood Nimco Maamuud Daauud ayaa kawar baxisay waxyaabaha uu ururkaasi qabto \u00a0iyo mudadii uu jiray ururkaasi wax yaabaha u hirgaliyey<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/21.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1351\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/21.jpg?resize=564%2C423\" alt=\"2\" width=\"564\" height=\"423\" \/><\/a><\/p>\n<p>waxaanay tidhi Nimco Maxamuud Daauud &#8220;waxa uu ururkani \u00a0kow katahay inay waxbaraan dadka waaweyn ama waxbarashada dadban&#8217;wacyi galinta iyo inay shaqa abuur usameeyaan haweenka reer arabsiyood iyo sidii ay haweenku uga qaybqaadan lahaayeen siyaasada&#8221;&#8221;<\/p>\n<p>Waxa kale oo Gudoomiyaha Ururka Isbahaysiga Arabsiyo Nimco Maxamuud Daaud intaa ku dartay<\/p>\n<p>&#8220;dhanka kale wuxuu qayb libaax ka qaataa ururka isbahaysiga haweenka arabsiyood<br \/>\nuu qayb ka yahay wacyigalinta FGM oo kale iyagoo udooda xuquuqda haweenka sidii looga dayn lahaa tacadiyada ka dhanka ah haweenka &#8221;<\/p>\n<p>Iskusoo wadaduuboo urukan oo soo shaqaynayey mudo sadex sano ah kaasoo dhamaan kakooban haween waynaha reer absiyood ururkan ayay xaruntiisu tahay dagmada arabsiyo isagoo la odhan karo wuxuu noqonayaa ururkii ugu horeeyay ee kaqayb qaata xuquuqda haweenka dagmada arabsiyood kaasoo ay aad usoo dhaweeyeen haweenka arabsiyood<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Muuse Xuseen Xasan<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)! Gudoomiyaha ururka isbahaysiga haweenka Arabsiyood Nimco Maamuud Daauud ayaa kawar baxisay waxyaabaha uu ururkaasi qabto \u00a0iyo mudadii uu jiray ururkaasi wax yaabaha u hirgaliyey waxaanay tidhi Nimco Maxamuud Daauud &#8220;waxa uu ururkani \u00a0kow katahay inay waxbaraan dadka waaweyn ama waxbarashada dadban&#8217;wacyi galinta iyo inay shaqa abuur usameeyaan haweenka reer arabsiyood iyo sidii ay haweenku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1351,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1471","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-nJ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1471","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1471"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1471\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}