{"id":14700,"date":"2015-10-22T18:17:09","date_gmt":"2015-10-22T18:17:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14700"},"modified":"2015-10-22T18:17:09","modified_gmt":"2015-10-22T18:17:09","slug":"daawo-wasiir-warancade-oo-magaalada-wajaale-utagay-xilinta-ganacsatada-iyo-maamulka-dagmadaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/22\/daawo-wasiir-warancade-oo-magaalada-wajaale-utagay-xilinta-ganacsatada-iyo-maamulka-dagmadaas\/","title":{"rendered":"Wasiir Warancade oo magaalada Wajaale utagay Xilinta khilaafka  Ganacsatada iyo maamulka Dagmadaas"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Wasiirka Wasarada Arimaha Gudaha somaliland Cali, maxamed waran cade Oo ay Wahelinayaan Qaarkamid ah wasiirada kasoo Jeeda Gobolkan Gabiley ayaa Maanta Magaalada Togwajaale U Yimid Sidii ay Usoo Xalin Lahaayen Khilaaf Sida La sheegay Ka Dhex Taagnaa maamulka Magaalada Togwajaale Iyo Qaar Kamid ah Ganacsatada<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhawaan AYay ahayd Markii Uu Badhasaabkka Gobolka Gabiley Sheegay In Wasiiro Kasoo Jeeda Gobolka Gabiley ay Maamulada\u00a0 Dagmoyinku Ku Amrayaan In ay Bixiyaan Lacago Laalish ah Balse Uuna Marnaba Ka Ogolan Doonin In Lacago laalush ah ay ka Qaadan maamuladaasi isagoo Wacad Ku Maray Inaanu Marnaba Yeeli Doonin In La Badalo Maamuladan isla Jaan Qaaday Ee Ka shaqaynaaya horumarka Gobolka Gabiley Iyo Dagmoyinkiisa Hoos Yimada Balse Ilaa Iyo Hada Lama Oga Meel ay Ku Biyashuban Doonto Arintani<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>hadaba su,aalaha iswaydiintale ayaa ah mala badalidoonaa maamulkani oo ma u hirgalidoontaa wasiirada ujeedadoodu hadii ay guulaystaan wasiiradu ma is casilidoonaa badhsaabka gobolka gabiley madama uu hore wacd ugu maray in inta uu joogo la baasli doonin<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Wasiirka Wasarada Arimaha Gudaha somaliland Cali, maxamed waran cade Oo ay Wahelinayaan Qaarkamid ah wasiirada kasoo Jeeda Gobolkan Gabiley ayaa Maanta Magaalada Togwajaale U Yimid Sidii ay Usoo Xalin Lahaayen Khilaaf Sida La sheegay Ka Dhex Taagnaa maamulka Magaalada Togwajaale Iyo Qaar Kamid ah Ganacsatada &nbsp; Dhawaan AYay ahayd Markii Uu Badhasaabkka Gobolka Gabiley Sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14703,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10],"tags":[],"class_list":["post-14700","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3P6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14700"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14700\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}