{"id":14693,"date":"2015-10-22T14:36:14","date_gmt":"2015-10-22T14:36:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14693"},"modified":"2015-10-22T14:36:14","modified_gmt":"2015-10-22T14:36:14","slug":"maxkamada-gobalka-hargaysa-oo-xayiraad-saartay-xarunta-waxbarashada-dadban-ee-haweenka-oo-xukumadu-iibisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/22\/maxkamada-gobalka-hargaysa-oo-xayiraad-saartay-xarunta-waxbarashada-dadban-ee-haweenka-oo-xukumadu-iibisay\/","title":{"rendered":"Maxkamada Gobalka Hargaysa oo Xayiraad Saartay Xarunta Waxbarashada Dadban ee Haweenka Oo Xukumadu Iibisay"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa maanta soo saartay Amar ay ku Xayirtay xarunta waxbarashada dadban ee haweenka ee Womens\u2019 club-ka Hargeysa oo ay xukuumaddu Iibisay, waxaanay Maxkamaddu Amartay in aanu Iibkaasi sharci ahayn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Garsooraha soo saaray Amarka Xayiraada ah ayaa sheegay in xarunta Womens\u2019 Clubku ku jireen ay tahay xaruntii ugu horaysay ee ay Maxkamadda gobolka Hargeysi yeelato, iyadoo uu Garsoorihii ama Qaadigii ugu horeeyey fadhiistay 1905-tii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa ku dooday inaan dhulkaas laga qaban Karin wax shaqo ah, illaa iyo Amar danbe, waxaana saaka iyo shalay ba kormeeray xaruntaasi garsoorayaal ka socday Maxkamadda, kuwaas oo qiyaasay dhulka ay xaruntaasi ku fadhido.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Illaa hada ma cada shakhsiga<\/p>\n<p>laga Iibiyey xaruntaasi, hase yeeshee Xarunta la Iibiyey waxa ku shaqaysan jiray hay\u2019addo kala duwan, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Dugsiga 17-ka May ee Xildhibaan Xasan Cawaale, Dugsiga Cunta karinta ee Haweeya, Meherado yar yar oo ay hay\u2019adda IPRT ku Maal-galiso Dumarka, hase yeeshee waxa la sheegayaa in dadkaasi la kala basriyey oo qaarkood na wax loogu bedelay, kuwa kale na banaanka la dhigay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xukumadda ayaan ilaa hadda ka hadal iibinta xaruntaasi, balse dadweyne dhawaan saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in ganacsato laga Iibiyay xaruntaasi, islamarkaana dhangad lagaga saaray dadkii halkaasi wax ku barayay Ardayda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)-Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa maanta soo saartay Amar ay ku Xayirtay xarunta waxbarashada dadban ee haweenka ee Womens\u2019 club-ka Hargeysa oo ay xukuumaddu Iibisay, waxaanay Maxkamaddu Amartay in aanu Iibkaasi sharci ahayn. &nbsp; Garsooraha soo saaray Amarka Xayiraada ah ayaa sheegay in xarunta Womens\u2019 Clubku ku jireen ay tahay xaruntii ugu horaysay ee ay Maxkamadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14694,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14693","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3OZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14693"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14693\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}