{"id":14689,"date":"2015-10-23T11:42:51","date_gmt":"2015-10-23T11:42:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14689"},"modified":"2015-10-23T11:42:51","modified_gmt":"2015-10-23T11:42:51","slug":"war-degdega-madaxtooyada-warqad-ka-dhan-ah-kaadh-qaadashada-golaha-dhexe-ee-ccasiis-samaale-dhigtay-xarunta-xisbiga-kulmiye-iyo-yooyootanka-maxamed-biixi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/23\/war-degdega-madaxtooyada-warqad-ka-dhan-ah-kaadh-qaadashada-golaha-dhexe-ee-ccasiis-samaale-dhigtay-xarunta-xisbiga-kulmiye-iyo-yooyootanka-maxamed-biixi\/","title":{"rendered":"War Degdega: Madaxtooyada  oo warqad ka dhan ah kaadh qaadashada golaha dhexe ee  C\/casiis Samaale dhigtay Xarunta Xisbiga Kulmiye iyo Yooyootanka Maxamed Biixi"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) wararka naga soo gaadhaya xarunta Xisbiga Kulmiye ayaa sheegayaa in \u00a0ay udirtay Waraaq ka dhan ah Wasiirkii hore ee Maaliyada C\/casiis Maxamed Samaale ahna Musharax Madaxwyne ee Xisbiga dhexdiisa<\/p>\n<p>Waraaqdaas ayaa ilahan xogogaal ka ee aan ka helnay Xarunta Xisbiga Kulmiye ay sheegayaan in galinkii hore ee maanta la keenay Warqad amar ah taas oo kadhan ah C\/casiis Samaale \u00a0ka qayb galka shirwaynaha Golaha Dhexe iyo xubinimada \u00a0Xisbiga<\/p>\n<p>waxaanay warqadani sheegaysaa sidoo kale in aan wax kaadh ah \u00a0oo uu kaga qayb gali karo shirwaynaha 5aad loo somayn shirkana uu kayahay dibada<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa noqonaysa mid lagu wiiqayo \u00a0awoodaha isbaahaysiga musharaxiinta Xisbiga Kulmiye waxaanu warkani farxad balaadhan uyahay Gudoomiyaha \u00a0Muuse Biixi Cabdi taas oo ugogal xaadhaysa in uu sifudud uga talaabsado xulafadii uu hogaaminayey Maxamed Biixi Yoonis<\/p>\n<p>Sidoo kale Talaabadan waxa ka biyo diiday Wasiirka Arimaha Dibada S\/land Maxamed Biixi Yoonis oo maalmihii udanbeeyey Saaxiib dhow ay ahaayeen Samaale<\/p>\n<p>waaxaana ila ka ogdhow Madaxtooyada shabakada Arabsiyonews u xaqiijiyeen in goaankaas markii uu maqlay Wasiir Biixi dhacdadan \u00a0uu ka galay dagaal \u00a0afka ah la dhex tagay madaxtooyada taas oo ilaahada dhag jalaq loosiin<\/p>\n<p>waxaanay ila wareedyadani intaa ku dareen in lagu qanciyey Wasiir Biixi in heshiisyadii dhexdhexaadinta Xisbiga ee shalay lasoo afmeeray ay kamid ahayd in C\/casiis Samaale laga takhaluusay waxaana laagu hanjabay in hadii waa sida wararku sheegayaane uu ka waantoobi waayo garabsiinta Samaale uu mari doonaa wadadii Sheekh Samaale<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) wararka naga soo gaadhaya xarunta Xisbiga Kulmiye ayaa sheegayaa in \u00a0ay udirtay Waraaq ka dhan ah Wasiirkii hore ee Maaliyada C\/casiis Maxamed Samaale ahna Musharax Madaxwyne ee Xisbiga dhexdiisa Waraaqdaas ayaa ilahan xogogaal ka ee aan ka helnay Xarunta Xisbiga Kulmiye ay sheegayaan in galinkii hore ee maanta la keenay Warqad amar ah taas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14689","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3OV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14689"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14689\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}