{"id":14674,"date":"2015-10-21T15:47:17","date_gmt":"2015-10-21T15:47:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14674"},"modified":"2015-10-21T15:47:17","modified_gmt":"2015-10-21T15:47:17","slug":"burco-wariye-lagu-dhaawacay-weerar-qorsheysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/21\/burco-wariye-lagu-dhaawacay-weerar-qorsheysan\/","title":{"rendered":"Burco: wariye lagu dhaawacay weerar qorsheysan"},"content":{"rendered":"<p>Burco(AN)-Rag ku hubaysan Budhadh iyo Mindiyo ayaa dhaawac culus u geystay Wariye Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro), kaddib markii ay weerar ku qaadeen isagoo ku jira howl-maalmeedka shaqo gelinkii hore ee maanta, kuna sugan badhtamaha suuqa, wariyaha ayaa sidaas sheegay.<\/p>\n<p>Axmed-sakaaro oo ka howl-gala Wargeyska codka shacabka ee ka soo baxa magaalada Hargeysa, muddo dheerna wakiil warbaahineed kaga howl-gelayey Magaalada Burco, ayaa werarka lagu qaaday waxa ka soo gaadhay dhaawacyo jidheed oo madaxa kaga dhacay.\u00a0 waxa uu intaas raaciyey \u201cwaxay iga qaadeen Buugii Bangiga, Computer-kii gacanta iyo qalabkii shaqada, waxaanay raaceen gaadhi\u201dayuu yidhi Axmed Muuse.<\/p>\n<p>Wariyaha ayaa sheegay \u201cilaa hada garan maayo sababta keentay weerarkaas, laakiinse waxaan ogahay inay jiraan hanjabaaddo badan oo iiga yimi dad kala duwan oo ay masuuliyiin dawladdeed ku jiraan\u201dayuu raaciyey hadalkiisa isagoo ku sugan Cisbitaalka dhaawaciisa la geeyey.<\/p>\n<p>Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha Booliska ee Gobolka iyo Maamulka toona, kaasoo la xidhiidha weerarka suxufigan loo geystay.<\/p>\n<p>Maahase markii ugu horaysay ee weerar noocan ah oo qorsheysan, isla markaana dad rayid ahi fuliyeen<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco(AN)-Rag ku hubaysan Budhadh iyo Mindiyo ayaa dhaawac culus u geystay Wariye Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro), kaddib markii ay weerar ku qaadeen isagoo ku jira howl-maalmeedka shaqo gelinkii hore ee maanta, kuna sugan badhtamaha suuqa, wariyaha ayaa sidaas sheegay. Axmed-sakaaro oo ka howl-gala Wargeyska codka shacabka ee ka soo baxa magaalada Hargeysa, muddo dheerna wakiil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14675,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14674","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3OG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14674","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14674"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14674\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}