{"id":14575,"date":"2015-10-16T19:20:47","date_gmt":"2015-10-16T19:20:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14575"},"modified":"2015-10-16T19:20:47","modified_gmt":"2015-10-16T19:20:47","slug":"wasiirka-arrimaha-dibedda-soomaaliya-hadliye-oo-xarigga-laga-jaray-safaaradda-soomaaliya-ee-dalka-ciraaq-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/16\/wasiirka-arrimaha-dibedda-soomaaliya-hadliye-oo-xarigga-laga-jaray-safaaradda-soomaaliya-ee-dalka-ciraaq-sawiro\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Hadliye oo xarigga laga jaray Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq +SAWIRO"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<table width=\"100%\" cellspacing=\"0\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"standard\" valign=\"top\" bgcolor=\"#ffffff\" width=\"100%\" height=\"39\"><b>-Arabsiyo News Network {ANN}===Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye iyo xubno ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda dalka Ciraaq ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray mudo 25-sano kadib safaaraddii Soomaaliya ay ku laheyd magaalada Baqdaad.<\/b><\/p>\n<p><center><\/center><\/p>\n<div class=\"editable-live\" data-cat=\"Ads-Unde-First-Article\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-9544619876540328\" data-ad-slot=\"2209666468\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_4_expand\"><ins id=\"aswift_4_anchor\"><iframe id=\"aswift_4\" name=\"aswift_4\" width=\"0\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/ins><\/ins><\/ins><\/div>\n<p>Danjiraha Soomaaliya ee Ciraaq, marwo Khadiija Al-Makhsuumi iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwait \u00a0Maxamed Sheekh Amiin ayaa goobjoog ahaa xafladda furitaalka, waxaaka khubado kooban ay halkaasi ka jeediyeen tilmaameen in ay ku faraxsan yihiin in dib loo furo safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq 25-sano kadib.Sidoo kalewaxaa xafladda furitaanka safaaradda goob-joog ahaa\u00a0guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Somalia, C\/qaadir Cosoble Cali, wasiirka bartoolka, Maxamed Mukhtaar iyo madaxweynaha maamulka Galmudug C\/kariin Xuseen Guuleed iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/calankamedia.com\/userfiles\/\/safaradciraq1.jpg?resize=680%2C451\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"451\" \/><\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/calankamedia.com\/userfiles\/\/safaradciraq2.jpg?resize=680%2C451\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"451\" \/><\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/calankamedia.com\/userfiles\/\/safaradciraq3.jpg?resize=680%2C451\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"451\" \/><\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/calankamedia.com\/userfiles\/\/safaradciraq4.jpg?resize=680%2C451\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"451\" \/><\/p>\n<p>By: Arabsiyo Office<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; -Arabsiyo News Network {ANN}===Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye iyo xubno ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda dalka Ciraaq ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray mudo 25-sano kadib safaaraddii Soomaaliya ay ku laheyd magaalada Baqdaad. Danjiraha Soomaaliya ee Ciraaq, marwo Khadiija Al-Makhsuumi iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwait \u00a0Maxamed Sheekh Amiin ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14577,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14575","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3N5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14575","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14575"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14575\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}