{"id":14554,"date":"2015-10-16T14:56:14","date_gmt":"2015-10-16T14:56:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14554"},"modified":"2015-10-16T14:56:14","modified_gmt":"2015-10-16T14:56:14","slug":"labada-haween-iyo-haybadii-qaranka-q2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/16\/labada-haween-iyo-haybadii-qaranka-q2\/","title":{"rendered":"Labada Haween iyo Haybadii Qaranka( Q2)"},"content":{"rendered":"<p>Somaliland ; Qaran illaa Qoys-qoys!!!\u00a0 Waxaan uga socdaa ,\u00a0 markii hore waxaa laga hadlaayey Somaliland oo qabyaaladii kobocday\u00a0 Cahdigan Silaanyo Ku sheegan yahay hogaaminta Qaranka . maantaa waxaan cadaynayaa in Qabiilkiina la iskala tagay oo ay Jilib-Jilib iyo qoys qoys \u00a0ay maraayso qabyaaladii dalku \u201c\u00a0\u00a0 bal qisooyinka todobaadyadii u dambeeyey dalka ka dhacay illa wadaaga.\u00a0 Waa dhaqano ka yimid Oday cashier Banka ka ahaan jirey balse hadda lagu magacaaabay Agaasime Guud !!. illeen dhaqamada dalka ka taagan waa la arkayaayoo Aqoon iyo waayo aragnimo xil la iskuma dhiibo .\u00a0 waxaynu la mid noqonay uun Cahdigii AFWEYNE ogaadeen geela shalay \u00a0ka yimid ayuun baad arkaysay manta isaga oo xafiis dhan kasoo jeeda .<\/p>\n<p>Arimo badan ayaan soo bandhigi doonaa balse aniga oo jecel inaan qoraalada idiin soo koobo maalinba qayb ayaan idiin soo dayn insha alllah.<\/p>\n<p>Odaygii Baanka oo ah ninka agaasimaha guud ku magacaaban,\u00a0 oo aan aad iyo aad uga xumahay inaan qalinka u qaato oo aan wakhti iska galiyo isaga oo aan u qalmin haddana waxaan ka fiirsan wayday inaan dadweynaha xusuusiyo kolay\u00a0 war kuma seegane e \u00a0dhaqamada\u00a0 shakhsiyaadka uu\u00a0 Madaxweyne siilaanyo\u00a0 iyo caailada ku xeerani\u00a0 ay dalka iyo dadka usoo direen ee ay kusoo yidhaahdeen usoo adeega . waxaana uu ku bilaabay sidan \u201c\u00a0 waar maxaa lagaa siiyaa Ededay Muraayo garaad, ee aad maalin walba wax aad uga qoraysaa ,\u00a0 miyaad taqaanaa waxaanu isku nahay . in badan ayaanu kuu dulqaadanay \u2026\u2026..!!<\/p>\n<p>Waxaan ugu jawaabay \u201c\u00a0 adeer\u00a0 anigu masuul qaran ayaan la hadlay oo kursi qaran ku fadhida ee ededaa gurigay joogtaaye \u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026!!!<\/p>\n<p>Odaygii Baanka \u201c\u00a0\u00a0 haddii aad askarow wax dambe naga qorto suuqaa la isku garaaci oo la isku dili ,\u00a0 reer \u2013reer bay noqon .\u00a0 haddii aad islaantaa ededa ii ah dib aad wax uga qorto iyo islaantaa ay saaxiibada yihiin ee KHADIIJA MACALIN .\u00a0 dagaal u diyaar garow .<\/p>\n<p>F.G : haddaladaa foosha xun\u00a0 ee qaranka lafjabka ku ah wakhtiga uu odaygaasi lahaa waxa dhinacyada ka taagnaa laba askari oo hubaysan iyo askari dhar cad ah oo uu sii diyaarsaday. Malaha waxa uu islahaa haddii\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026.\/<\/p>\n<p>Gabagabadii,\u00a0 qoraalkani waxa uu hordhac u yahay xogo badan oo aan idiinku soo gudbin doono si joogto ah.\u00a0 Odaygan xilka uuna qaadi Karin dusha laga saaray ee aynu ognahay cida ku haysa meesha iyo cida uu u adeegayaayo , markaad hadaladiisaa aad dib u milicsato dee BAANKII QARANKU waxa uu noqday\u00a0 BAKHAAR LABA NUUX\u00a0 KU YAAL!!!!!!!\u00a0\u00a0\u00a0 Waxa kale oo aan leeyahay\u00a0 shacabkana \u00a0aan ku boorinayaa NABADGALYADEENA aynu illaashano waad arkaysaan halka ay qabyaaladii marayso iyo siday qoys-qoys ugu dhaadhacaday \u2026\u2026\u2026\u2026 .\u00a0\u00a0 ALLE HA SAHLO .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Cabdirasaaq Askar<\/p>\n<p>Hargeisa\/Somaliland<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somaliland ; Qaran illaa Qoys-qoys!!!\u00a0 Waxaan uga socdaa ,\u00a0 markii hore waxaa laga hadlaayey Somaliland oo qabyaaladii kobocday\u00a0 Cahdigan Silaanyo Ku sheegan yahay hogaaminta Qaranka . maantaa waxaan cadaynayaa in Qabiilkiina la iskala tagay oo ay Jilib-Jilib iyo qoys qoys \u00a0ay maraayso qabyaaladii dalku \u201c\u00a0\u00a0 bal qisooyinka todobaadyadii u dambeeyey dalka ka dhacay illa wadaaga.\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14555,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10],"tags":[],"class_list":["post-14554","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3MK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14554","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14554"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14554\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}