{"id":14508,"date":"2015-10-15T14:58:03","date_gmt":"2015-10-15T14:58:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14508"},"modified":"2015-10-15T14:58:03","modified_gmt":"2015-10-15T14:58:03","slug":"musharaxiinta-la-tartamaysa-muj-muuse-cabdi-oo-wajib-gabax-kala-kulmeen-dood-raqiis-ah-oo-ay-la-hortageen-saylici","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/15\/musharaxiinta-la-tartamaysa-muj-muuse-cabdi-oo-wajib-gabax-kala-kulmeen-dood-raqiis-ah-oo-ay-la-hortageen-saylici\/","title":{"rendered":"Musharaxiinta la tartamaysa Muj Muuse Biixi Cabdi oo wajib gabax kala kulmeen dood raqiis  ah oo ay la hortageen Saylici"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Waxa manta kulan albaadu uxidhan yihiin ku yeeshay aqalka Madaxwayne Kuxigeenka S\/land Saylici\u00a0 sadexda Musharax ee uhanqaltaagaya madaxtinimada Xisbiga kuwaas oo kala ah Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis Wasiirkii hore ee Maaliyada C\/casiis Maxamed Samaale iyo Xildhibaan Kajaandhe ,masuuliyiintan ayaa kulan garnaqsi ah utagay Aqalka Saylici kaas oo ka dhan ah soo xulista Gudiyada ee xisbiga<\/p>\n<p>Ila wareedyo ka agdhaw shirkaas ayaa shabakada Arabsiyonews u xaqiijiyey\u00a0 in xubnahani\u00a0 ay kabiyo diideen\u00a0 qaabka Gudiga golaha dhexe\u00a0 iyagoo \u00a0Madaxwayne\u00a0 kuxigeenka kala hadleen \u00a0sida ilahani sheegayaan\u00a0\u00a0 in ay mihiim tahay sidii Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi \u00a0loola ogaan lahaa Golaha\u00a0 Dhexe ee Xisbiga<\/p>\n<p>Taas oo kulankan uu ka biyo diiday M\/kuxigeenka S\/land C\/raxmaan Saylici\u00a0 waxaanay ilahani\u00a0 intaa ku dareen in\u00a0 in C\/raxmaan Saylici uxaqiijiyey Musharixiintan\u00a0 in Gudoomiye Muuse Biixi umadaxbanaan yahay Ergayda golaha dhexe ee Xisbiga una banaynayo qawaaniinta iyo xeerarka Xisbiga Kulmiye<\/p>\n<p>Waxaanu Saylici sicad ugu sheegay masuuliyiintan in ay uhogaansamaan qawaaniinta Xisbiga iskuna kalsoonaadan<\/p>\n<p>Kulankaas dhexmaraya M\/kuxigeenka iyo sadexdan xubnood ayaa\u00a0 lagu soo kala kacay waxaana si wayn uga cadhooday sadexdan masuuliyiintan waxaanay guriga M\/kuxigeenka kasoo huleelen \u00a0iyagoo wax natiijo ah ka sidin Saylici<\/p>\n<p>Waxaanay ilowareedani intaa ku dareen in Masuuliyiintani intaas ku qancin oo kulano kale ka abaabuleen Guriga C\/casiis Samaale\u00a0 ilaa hadana aan lagu soo kala bixin\u00a0 iyo goaanka ay ka qaadanayaan<\/p>\n<p>Hadalka M\/kuxigeenka kazoo yeedhay<\/p>\n<p>Isku soo wadaduuboo Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa ah kuwii hore khilaafka xisbigu uga dhashaykaas oo \u00a0ay badi soo xuleen garabkii uu hogaaminayey C\/casiis Samaale<\/p>\n<p>Taas oo markii danbe la isla qaatay<\/p>\n<p>Ergaydan Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa si sharci loo waafajiyo\u00a0 ayaa liistada waxa ladhigay Maxkada Sare\u00a0 JSL iyo xeer ilaalintaba<\/p>\n<p>Taas oo lafjab ku noqonaysa qaabkii ay umajarahabaain lahaayeen Garabka musharixiinta Bidix ee Xisbiga Kulmiye kaas oo uu hogaamiyo Wasiirka Arimaha Dibada<\/p>\n<p>Ilaahadana waxa shaki badan iyo iska dabawareeg qaba Groupka Wasiir Biixi oo muuqda niman dagaalka Musharxnimo geed dheer iyo geed gaaban ufuulaya<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Waxa manta kulan albaadu uxidhan yihiin ku yeeshay aqalka Madaxwayne Kuxigeenka S\/land Saylici\u00a0 sadexda Musharax ee uhanqaltaagaya madaxtinimada Xisbiga kuwaas oo kala ah Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis Wasiirkii hore ee Maaliyada C\/casiis Maxamed Samaale iyo Xildhibaan Kajaandhe ,masuuliyiintan ayaa kulan garnaqsi ah utagay Aqalka Saylici kaas oo ka dhan ah soo xulista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14508","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3M0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14508"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14508\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}