{"id":14463,"date":"2015-10-14T15:06:04","date_gmt":"2015-10-14T15:06:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14463"},"modified":"2015-10-14T15:06:04","modified_gmt":"2015-10-14T15:06:04","slug":"daawo-wasiirka-wasaarada-ayaahadhimo-sharafeed-lagu-maamuusayo-u-sameeyey-xulalka-kubadaha-cagta-iyo-kollayga-ee-gobolka-gabiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/14\/daawo-wasiirka-wasaarada-ayaahadhimo-sharafeed-lagu-maamuusayo-u-sameeyey-xulalka-kubadaha-cagta-iyo-kollayga-ee-gobolka-gabiley\/","title":{"rendered":"Daawo Wasiirka wasaarada ayaahadhimo sharafeed Lagu Maamuusayo U Sameeyey Xulalka Kubadaha Cagta iyo Kollayga ee Gobolka Gabiley"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Wasiirka wasaarada warshadaha Somali land shucayb maxamed muuse ayaa<\/p>\n<p>hadhimo sharafeed Lagu Maamuusayo U Sameeyey Xulalka Kubadaha Cagta iyo Kollayga ee Gobolka Gabiley Ka dib markii ay ka soo gudbeen Tartankii Is Reeb-Reebka Kooxaha Gobollada Somaliland kuwaas oo isku diyaarinaya Inay ka qayb-galaan Tartanka Sideeda Kooxood eek u wada<\/p>\n<p>Ciyaari doona Magaalada Hargaysa ee Xarunta Somaliland. Munaasibadani Qado-sharafta Ahayd oo lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Bookh ee Magaalada Gabiley ayaa waxa kala qayb-galay Wasiirka Maayarka<\/p>\n<p>Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi, iyo Xildhibaano ka tirsan<\/p>\n<p>Golaha Deegaanka Gabiley Siyaasiyiin iyo Mas\u2019uuliyiin kale. Halkan Ka Daawo Video<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/EXlIbT_o0NU\" width=\"420\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Wasiirka wasaarada warshadaha Somali land shucayb maxamed muuse ayaa hadhimo sharafeed Lagu Maamuusayo U Sameeyey Xulalka Kubadaha Cagta iyo Kollayga ee Gobolka Gabiley Ka dib markii ay ka soo gudbeen Tartankii Is Reeb-Reebka Kooxaha Gobollada Somaliland kuwaas oo isku diyaarinaya Inay ka qayb-galaan Tartanka Sideeda Kooxood eek u wada Ciyaari doona Magaalada Hargaysa ee Xarunta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14464,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14463","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Lh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14463","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14463"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14463\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}