{"id":14446,"date":"2015-10-13T20:09:02","date_gmt":"2015-10-13T20:09:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14446"},"modified":"2015-10-13T20:09:02","modified_gmt":"2015-10-13T20:09:02","slug":"guddoomiyaha-xisbiga-wadani-oo-bulshada-somaliland-ku-hanbalyeeyay-curashada-sanadka-cusub-ee-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/13\/guddoomiyaha-xisbiga-wadani-oo-bulshada-somaliland-ku-hanbalyeeyay-curashada-sanadka-cusub-ee-islaamka\/","title":{"rendered":"GUDDOOMIYAHA XISBIGA WADANI OO BULSHADA SOMALILAND KU HANBALYEEYAY CURASHADA SANADKA CUSUB EE ISLAAMKA."},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/38.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-67736\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/38.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"38\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arabsiyo News Office {ANN} &#8212;Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa shacbiga Somaliland ku hanbalyeeyay Curashada sannadka Cusub ee Islaamka, sidaana waxaa lagu sheegay War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Xoghayaha Warfaafinta Xisbigaas oo u dhignaasidan.<\/p>\n<p>\u201cKullu Caam Wa Antum Bikhayr,,,<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ahn Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI \u00a0C\/raxmaan Maxamed C\/laahi Cirro,isagoo ku haddlaya Magaciisa ka Shir- Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Ka Hoggaanka Xisbiga Mucaaradka Ah ee WADDANI, wuxuu hambalyo Iyo Duco U Dirayaa \u00a0Dhamaanba Shacabka weynaha reer Somaliland Meelkasto oo ay Joogaan iyo Guud ahaanba shucuubta islaamka,munaasaba sanadka cusub ee Hijriga Awgeed 1437, taas oo ku beegan arbacada Bari 14.10.2015<\/p>\n<div class=\"google_ads2\">Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), waxaa uu Illaahay uga baryeyaa umada reer Somaliland \u00a0iyo guud ahaanba shucuubta kala duwan ee islaamka inay \u00a0sanadkan, sanadkiisa \u00a0ku gaadhaan bash bash, barwaaqo iyo nabad qab. Isaga oo sida oo kalena Illaahay uga baryey guud ahaanba inta xanuunsanaysa in uu xanuunka ka dulqaado, intii dhimatayna uu u naxariisto oo janatul Fardawsa uu ka waraabiyo.<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaana uu guddoomiye Ciro uu leeyahay hambalyo hambalyo Alleh sanadkan sanadkiisa nabad iyo caafimaad qab, cimri dherer &amp; cibaado suuban, ha hanagu gaadhsiiyo<\/p>\n<p>Aamiin Aamin Aamin<\/p>\n<p>Wa Kullu Caam Wa Antum Bikhayr,,,<\/p>\n<p>Xoghayaha War-faafinta Xisbiga WADDANI<\/p>\n<p>Mujaahid Boobe Yusuf Ducaale<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Arabsiyo News Office {ANN} &#8212;Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa shacbiga Somaliland ku hanbalyeeyay Curashada sannadka Cusub ee Islaamka, sidaana waxaa lagu sheegay War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Xoghayaha Warfaafinta Xisbigaas oo u dhignaasidan. \u201cKullu Caam Wa Antum Bikhayr,,, Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ahn Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI \u00a0C\/raxmaan Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14447,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14446","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3L0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14446","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14446"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14446\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}