{"id":14404,"date":"2015-10-13T16:37:20","date_gmt":"2015-10-13T16:37:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14404"},"modified":"2015-10-13T16:37:20","modified_gmt":"2015-10-13T16:37:20","slug":"wasiirka-waxbarashada-oo-xilkii-ka-qaaday-gudoomiyihii-waxbarashada-gobolka-gabiley-magacaabayna-gudoomiye-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/13\/wasiirka-waxbarashada-oo-xilkii-ka-qaaday-gudoomiyihii-waxbarashada-gobolka-gabiley-magacaabayna-gudoomiye-cusub\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada oo xilkii ka qaaday Gudoomiyihii waxbarashada Gobolka Gabiley magacaabayna Gudoomiye Cusub"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee JSL Prof Faarax Cilmi Geedoole \u00a0ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Waxbarashada Gobolka Gaabiley \u00a0Cali Bayle waxaanu Wasiir Geedoole xilkaas umagacaabay Gudoomiyaha cusub ee Waxbarashada Gobolka Gabiley C\/samad Sh Cumar<\/p>\n<p>Gudoomiyaha cusub ee Waxbarashada Gobolka Gabiley C\/samad Sh Cumar Qaabil \u00a0ayaa kamid ahaa bahda waxbarashada 25 sano ee udanbeeyey \u00a0kana \u00a0soo bilaabay macalin dugsi isagoo mudadaas heerar kala duwan iyo kaalin muuqata ka soo qaatay taabagalka waxbarashada Gobolka Gabiley gaar ahaan Degmada Arabsiyo<\/p>\n<p>aqoontiisa Waxbarasho Gudoomiyaha cusub ee Waxbarashada Gobolka Gabiley \u00a0C\/samad Sh Cumar Qaabil ayaa kamid ahaa ardaydii wax ku soo baratay Dugsigii sare ee Camuud \u00a0isagoo heerka koowaad ee Jamacada ka qalin jabiyey Jamacadii Lafoole.<\/p>\n<p>Gobolka Gabiley oo kamid ah gobolada \u00a0mudadii dib loogu soo laabtay dalka 1991 \u00a0ka hanaqaaday waxbarashada Asaasiga ayaa waxa ka furan dugsiyo aad utiro badan taas oo ay ka hawl \u00a0galaan \u00a0dhawr Boqol macalin \u00a0ayaa mudooyinkii udanbeeyey la daala dhacayey maamul xumo ay marar kala duwan \u00a0qayla dhaantooda soo ifbaxday.<\/p>\n<p>Gudoomiye C\/samad Sh Cumar ayaa waxaa la ga filan karaa marka dib loo fiiriyo mudada dheer ee uu kamid ahaa bahada waxbarashada Gobolka Gabiley mid wax wayn katari doona cabashooyinka soo jiitamayey ee macalimiinta Gobolka Gabiley<\/p>\n<p>Araabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee JSL Prof Faarax Cilmi Geedoole \u00a0ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Waxbarashada Gobolka Gaabiley \u00a0Cali Bayle waxaanu Wasiir Geedoole xilkaas umagacaabay Gudoomiyaha cusub ee Waxbarashada Gobolka Gabiley C\/samad Sh Cumar Gudoomiyaha cusub ee Waxbarashada Gobolka Gabiley C\/samad Sh Cumar Qaabil \u00a0ayaa kamid ahaa bahda waxbarashada 25 sano ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14405,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Kk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14404","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14404"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14404\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}