{"id":14360,"date":"2015-10-12T12:55:53","date_gmt":"2015-10-12T12:55:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14360"},"modified":"2015-10-12T12:55:53","modified_gmt":"2015-10-12T12:55:53","slug":"wasiir-maxamed-biixi-oo-garab-iyo-gaashaan-weydiistay-asal-madoorshihii-xisbiga-kulmiye-iyo-hadhaagii-udub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/12\/wasiir-maxamed-biixi-oo-garab-iyo-gaashaan-weydiistay-asal-madoorshihii-xisbiga-kulmiye-iyo-hadhaagii-udub\/","title":{"rendered":"Wasiir maxamed biixi oo garab iyo gaashaan weydiistay Asal madoorshihii  Xisbiga KULMIYE iyo Hadhaagii UDUB."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Wasiirka Arrimaha dibadda somaliland mudane Maxamed biixi Yoonis oo maalintii shalay dalka kusoo guryo noqday dalka , ayaa markale shaaciyay inuu u tartamayo musharaxa madaxweynenimo ee Xisbiga KULMIYE , oo dhawaan lagu dooran doono shirweynaha golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE.<\/p>\n<p>Soo dhaweynta Wasiirka Arrimaha Dibadda somaliland waxaa ku Kaliyaystay Siyaasiyiin hore ugu guuldaraystay meelmarinta hankooda kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen ,wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Cabdilaahi Ismaaciil Cirro , Wasiirkii hore ee Kaluumaysiga Cabdilaahi Jamac Geeljire , Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Cabdi Siciid Faahiye , Guddoomiyihii Ururkii dhacay ee Dalsan ismacil Aadan Cismaan (Ismail Yare ) , Maayirkii hore ee Magaaladda berbera Cabdale Maxamed Cali (Cabdale-Sandheere). Guddoomiyihii Gobolka Maroodijeex ee Ururkii Hadhay ee Rays Cabdirisaaq Ismaaciil Maxamed (Kildhi), mulkiilaha hotel Grown Cismaan Hindi iyo Agaasimihii hore ee Wasaaradda Arrimaha debedda.<\/p>\n<p>Geesta kalenna afar ka mid ah Xubnaha Golaha wasiirkadda ee Xukumadda KULMIYE ayaa dhankooda budh-la-tuur u ahaa xubnaha golaha wasiiradda kuwaasi oo kala ahaa Wasiirka Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda Dr . Cabdi Awdahir Cali ,Wasiirka Hawlaha iyo Guriyayta Cabdirisaaq Khaliif Ahmed iyo Wasiirka Boostaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jamac Abgaal iyo Wasiirka dibu deginta Cali Siciid Raygal ayaa dhankooda soo dhaweeyay Wasiir Maxamed Biixi.<\/p>\n<p>Guddoomiye xigeenka Labaad ee Xisbiga KULMIYE Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye oo ka hadlay munaasibadda Wasiirka Arrimaha debedda somaliland ku shaacinayay hankiisa musharaxnimo ayaa weedho duur xul ah ka yidhi munaasibadda hadalkiisii ka mid ahaa <strong>&#8220;<\/strong>Waxan leeyahay dhowaan soo galku xisbiga KULMIYE kama hadli karo golaha dhexe marka laga hadlayo dee adeer rageedii baa jooga&#8221; Xil. Waabeeye.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Wasiirka Arrimaha dibadda somaliland mudane Maxamed biixi Yoonis oo maalintii shalay dalka kusoo guryo noqday dalka , ayaa markale shaaciyay inuu u tartamayo musharaxa madaxweynenimo ee Xisbiga KULMIYE , oo dhawaan lagu dooran doono shirweynaha golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE. Soo dhaweynta Wasiirka Arrimaha Dibadda somaliland waxaa ku Kaliyaystay Siyaasiyiin hore ugu guuldaraystay meelmarinta hankooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14361,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14360","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3JC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14360","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14360"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14360\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}