{"id":14325,"date":"2015-10-11T20:51:38","date_gmt":"2015-10-11T20:51:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14325"},"modified":"2015-10-11T20:51:38","modified_gmt":"2015-10-11T20:51:38","slug":"xarunta-komishanka-doorashooyinka-oo-maanta-shaqaalaha-diwangalinta-gpbolka-togdheer-tobabar-loogu-soo-xidhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/11\/xarunta-komishanka-doorashooyinka-oo-maanta-shaqaalaha-diwangalinta-gpbolka-togdheer-tobabar-loogu-soo-xidhay\/","title":{"rendered":"Xarunta komishanka doorashooyinka oo maanta shaqaalaha diwangalinta gobolka togdheer tobabar loogu soo xidhay"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa (AN) komishanka doorasboyinka qaranka ayaa tobobar maanta ugu soo xidhay shaqaalaha Komishanka Gobolka Togdheer<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>WAR-SAXAAFADEED<\/p>\n<p>Maanta oo ay Bisha Oktoobar tahay 11 ee sanada 2015 waxa tababar ugu xidhmay magaalada Hargeisa 13 qof oo ka tirsan shaqaalaha Komishanka ee Gobolka Togdheer. \u00a0Tababarka oo lagu qabtay xarunta Komishanka Qarnka ayaa waxa ujeedadiisu ahayd u diyaar-garowga Diiwaangelinta dhowaan ka dhacaysa Jamhuuriyada Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ujeedada tababarkan ayaa ahaa in Shaqaalaha Komishanka ugu hawl gelaya Degmooyinka Gobolka Togdheer lagu tababaro sidii ay u waajihi lahaayeen hawlaha kala gedisan diiwaangelinta la xidhiidha. Tababarkan oo bilowday Sabtidii, oo laba maalmood ahaa, ayaa wax aka qayb galay xubnaha Komishanka ee degmooyinka Burco, OOdwayne iyo Buuhoodle.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida laga warqabo Gobolka Togdheer ayaa ah Gobolka ugu horeeya ee Diiwaangelintu ka bilaabanayso dhowaan, iyadoo wacyi-gelintuna ka horayn doonto. \u00a0Waxa tababarkani horseed u yahay tababaro is-daba joog ah oo loo qaban doono dhamaan masuuliyiinta KDQ ee heer Gobol iyo mid degmo ee Jamhuuriyada Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Allaa mahad leh<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Komishaneer:<\/p>\n<p>Saciid \u00a0Cali Muuse<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa (AN) komishanka doorasboyinka qaranka ayaa tobobar maanta ugu soo xidhay shaqaalaha Komishanka Gobolka Togdheer &nbsp; WAR-SAXAAFADEED Maanta oo ay Bisha Oktoobar tahay 11 ee sanada 2015 waxa tababar ugu xidhmay magaalada Hargeisa 13 qof oo ka tirsan shaqaalaha Komishanka ee Gobolka Togdheer. \u00a0Tababarka oo lagu qabtay xarunta Komishanka Qarnka ayaa waxa ujeedadiisu ahayd u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14325","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3J3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14325"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14325\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}