{"id":1429,"date":"2014-12-11T20:12:08","date_gmt":"2014-12-11T20:12:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1429"},"modified":"2014-12-11T20:12:08","modified_gmt":"2014-12-11T20:12:08","slug":"tacsi-madaxweyne-in-naa-lillaahi-wa-in-naa-ilayhi-raajicuun","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/11\/tacsi-madaxweyne-in-naa-lillaahi-wa-in-naa-ilayhi-raajicuun\/","title":{"rendered":"TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\">Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Dr. Ismaaciil Cali Jaamac La-taliyaha gaarka ah Arrimaha Caafimadka oo ay hooyadii Marxuuma Caasha Gaas Faarax ku Geeriyootay Magaalada Hargrysa<!--more--><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><span style=\"text-decoration: underline;\">TACSI MADAXWEYNE<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><span style=\"text-decoration: underline;\">IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b><span style=\"text-decoration: underline;\">\u00a0<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Dr. Ismaaciil Cali Jaamac La-taliyaha gaarka ah Arrimaha Caafimadka oo ay hooyadii Marxuuma Caasha Gaas Faarax ku Geeriyootay Magaalada Hargrysa 10\/12\/2014, laguna aasay.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu tacsi taasi la mida u dirayaa Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuumadu.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynuhu waxa uu marxuumada Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga\u00a0 Somaliland ee ay ka baxadayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><span style=\"text-decoration: underline;\">\u00a0<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><span style=\"text-decoration: underline;\">IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/b><b><\/b><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Dr. Ismaaciil Cali Jaamac La-taliyaha gaarka ah Arrimaha Caafimadka oo ay hooyadii Marxuuma Caasha Gaas Faarax ku Geeriyootay Magaalada Hargrysa<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1430,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1429","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-n3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1429","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1429"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1429\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}