{"id":14211,"date":"2015-10-10T13:59:55","date_gmt":"2015-10-10T13:59:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14211"},"modified":"2015-10-10T13:59:55","modified_gmt":"2015-10-10T13:59:55","slug":"ciyaartii-xiisaha-badnayd-ee-g-gabiley-iyo-g-saaxil-oo-kusoo-dhamaatay-4gool-iyo-1-gool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/10\/ciyaartii-xiisaha-badnayd-ee-g-gabiley-iyo-g-saaxil-oo-kusoo-dhamaatay-4gool-iyo-1-gool\/","title":{"rendered":"Xulka Gobolka Gabiley Oo Xulka Gobolka Saaxil Lafohooda Feenfeentay Waxanay Ciyaartasi Kusoo Dhamaatay 4Gool Iyo 1 Gool"},"content":{"rendered":"<p>Xulka Gobolka Gabiley ayaa guul wayn ka Gaadhay Xulka Gobolka Saaxil Ciyaar Aad Xiisad Iyo Xamaasad Badan isla markaana ay labada kooxood u soo diyaar garoobeen inuu mid kastaaba guul gaadho Ayaa Dhex Martay Labada Xul Ee Kala Ah Gobolka Gabiley Iyo Gobolka Saaxil Waxa Markii Ugu Horaysayba labada Xul Soo Ban Dhigeen Ciyaar Aad u Fiicnayd Islamarkana Laba Kooxoodba Ay La Hayeen Weerar Iyo weerar Cilis Balse Labatankii Daqiiqo ee ugu Horeeyay Waxay Xulka Gobolka Gabiley Heleen Jaanisyo ay Ka Faaideeyeen islamarkana uu Jaaniskii Ugu Horeeyay La Baxsaday Ciyaar Tooyga Aadka u Dheereeya ee Xulka Gobolka Gabiley Cabdiriyaad Waxanu Kubadaasi U Soo Jabiyay Ciyaaryahan Mukhtaar Misse, oo isagu Shabaqa Taabsiiyay Goolkii Ugu Horeeyay Ee Xulkiisa Gobolka Gabiley Sidaana Waxa Lagu Kal Nastay Hafkii Hore<br \/>\nMarkii La isku Soo Noqday Waxa Hadana Jaanis Labaad Helay Ciyaaryahan Mukhtaar Misse oo Goolkiisii Labaad u Saxeexay Xulkiisa Gobolka Gabiley .<br \/>\nLaacibka Khadka Dhexe Ka Ciyaara Xulka Gobolka Gabiley Cumar Cali Maxamed oo isagu ahaa iJiinka Kubada Xulka Gobolka Gabiley Ayaa Isaguna u Saxeexay Goolkii Sadexaad ee Xulka Gabiley<br \/>\nintaa Kadib Waxa Goolkoodii ugu Horeeyay Dhashaday Xulka Gobolka Saaxil Waxa Sidoo kale Goolkii Afaard U Saxeexay Xulka Gobolka Gabiley islamarkana Shabaga Soo Taabsiiyay Ciyaaryahanka Baasha Midig uga Ciyaara Xulka Gobolka Gabiley Sharmaake Saleebaan Faarax oo Ku Magc Dheere Ilko-Dahable<\/p>\n<p>Waxayna Ciyaartaasi Ku Soo idlaatay Gabiley 4-1 oo Ay Guushu Ku Raacday Gobolka Gabiley Guushaasi ay Xulka Gobolka Gabiley Maanta Ka Gaadheen Ayaa u, Sahashay Inay u Baxaan Tartanka Gobolada Somaliland ee Lagu Qaban Doono Caasimada Somalilanad<br \/>\nWaxana markii Ciyaartu soo Dhamaatay Xulka Gobolka Gabiley Munaasibad Lagu Maamusayo Hotel Rays ee Magaalada Borame<br \/>\nMaxamed Juba Arabsyonews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xulka Gobolka Gabiley ayaa guul wayn ka Gaadhay Xulka Gobolka Saaxil Ciyaar Aad Xiisad Iyo Xamaasad Badan isla markaana ay labada kooxood u soo diyaar garoobeen inuu mid kastaaba guul gaadho Ayaa Dhex Martay Labada Xul Ee Kala Ah Gobolka Gabiley Iyo Gobolka Saaxil Waxa Markii Ugu Horaysayba labada Xul Soo Ban Dhigeen Ciyaar Aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14215,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14211","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Hd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14211","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14211"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14211\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}