{"id":14121,"date":"2015-10-08T12:34:46","date_gmt":"2015-10-08T12:34:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14121"},"modified":"2015-10-08T12:34:46","modified_gmt":"2015-10-08T12:34:46","slug":"wasiir-biixi-iyo-kooxdiisa-oo-quus-ka-jooga-tageerada-golaha-dhexe-iyo-dagaal-gacan-kahadal-oo-dhexmaray-laba-masuul-oo-kamid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/08\/wasiir-biixi-iyo-kooxdiisa-oo-quus-ka-jooga-tageerada-golaha-dhexe-iyo-dagaal-gacan-kahadal-oo-dhexmaray-laba-masuul-oo-kamid-ah\/","title":{"rendered":"Wasiir Biixi Iyo Kooxdiisa Oo Quus Ka Jooga Tageerada Golaha Dhexe iyo dagaal gacan kahadal oo dhexmaray laba masuul oo kamid ah"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Xubnaha Isbahaysiga la ah wasirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi (Jug Soodhacay ) ayaa Xalay Gacmaha Iskula Tagay Markii ay Faro Madhan Ka Joogsadeen Xubnaha Golaah dhexe ee Kulmiye oo Iskugu Biyo Shubta Gudoomiyaha Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Xili aya Ku Sugnaayeen Hotel Maansoor ee Magalada Hargeysa<br \/>\nXubnaha Gacmaha isa saaray ayaa kala ah Wasiir<\/p>\n<p>Ku Xigeenka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Cabdi Waaxid Cabdi Qaadir iyo Agasimaha Maamulka Lacagta ee Komishanka Ladagalanka AIDSKA Cabdi Kariim Xinif<br \/>\nLabadan Masuul ayaa hadalku ka taagtagmay markii uu Cabdikariim Xinif waydiyaay Cabdiwaaxil Halka ay Mareen Xubniihii Beelaha Harti ee Kulmiye \u201c War meeye Xubnihii Harti eed lahad Waan Hayaay Saw kuwaa Muuse U tagay \u201c Cabdikariim Xinif<br \/>\nKadib Markii uu ahdalkasi ka soo yeedhay Xinif ayuu Cabdi Waxiid Ka Cadhooday Feedhna Ku Weeraray Xinif Kadib Waa lagu kala guntaday gacanka hadalkaa dhex maray labada Xubnood<br \/>\nWaxa isaguna goobta joogay Wasirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Cabdi Aw Daahir oo ka Cadhooday Halka ay Mareen Xubnihii Golaha Dhexe ee Beelaha Harti ee ay Qudaraynayeen<br \/>\nQof Gob Jooga ah oo la hadalay Warbaahinta Waaberinews.net ayaa u sheegay in markii la kala qabta xubnah , uu Cabdi Kariim Xinif Telfoon kula Hadaly Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo la socda waftiga Madaxweynaha ee ku sugan dalka irland una sheegay inay faro madhan ka taagayihiin xubnihii golaha dhexe ee ay ku hanweynaayeen inay iyaga taabacsanyihiin quusna ka joogan inay ku gulaystaan Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye .<br \/>\nIsku soo wada duubo garabada aya kala hogaaminayaan Sheekh Cabdi Casiiis Samale iyo Wasiir Bixii Jugsoodhacay ayaa Hada u Muuqda Kuwo Fara Madhan Ka Jooga Inay helaan Tageerayaal Golaha Dhexe ah Ka dib Markii ay Iskugu Biyo Shubteen Badiba Golihii Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Inay tageeradoda u muujyeen Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Xubnaha Isbahaysiga la ah wasirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi (Jug Soodhacay ) ayaa Xalay Gacmaha Iskula Tagay Markii ay Faro Madhan Ka Joogsadeen Xubnaha Golaah dhexe ee Kulmiye oo Iskugu Biyo Shubta Gudoomiyaha Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Xili aya Ku Sugnaayeen Hotel Maansoor ee Magalada Hargeysa Xubnaha Gacmaha isa saaray ayaa kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14122,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-14121","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3FL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14121"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14121\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}