{"id":14113,"date":"2015-10-07T14:33:23","date_gmt":"2015-10-07T14:33:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14113"},"modified":"2015-10-07T14:33:23","modified_gmt":"2015-10-07T14:33:23","slug":"war-deg-deg-ah-ciidanka-amaanka-oo-xoog-ku-kala-kaxeeyey-dhalinyaro-buuq-ka-samaysay-dibada-garoonka-ciyaaraha-ee-boorama-iyo-wiil-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/07\/war-deg-deg-ah-ciidanka-amaanka-oo-xoog-ku-kala-kaxeeyey-dhalinyaro-buuq-ka-samaysay-dibada-garoonka-ciyaaraha-ee-boorama-iyo-wiil-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah:- Ciidanka Amaanka Oo Xoog Ku Kala Kaxeeyey Dhalinyaro Buuq Ka Samaysay Dibada Garoonka Ciyaaraha Ee Boorama Iyo Wiil Ku Geeriyooday."},"content":{"rendered":"<p>War Deg Deg Ah:- Ciidanka Amaanka Oo Xoog Ku Kala Kaxeeyey Dhalinyaro Buuq Ka Samaysay Dibada Garoonka Ciyaaraha Ee Boorama Iyo Wiil Ku Geeriyooday.<\/p>\n<p>Boorame(AN):- xarunta gobolka Awdal ee Boorama ayaa waxay maanta ciyaar aad u xiiso badani ku dhex martay gobolada Gabilay iyo Salal.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/images1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-14114\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/images1.jpg?resize=284%2C177\" alt=\"images\" width=\"284\" height=\"177\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ka dib markii ay ciyaartu dhamaatay ayaa dibada garoonka waxa buuq ka sameeyey qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada, taas oo keentay inay ciidamada amaanku xoog u adeegsadaan si ay u kala kaxeeyaan.<\/p>\n<p>Sida uu sheegayo wariyaha Arabsiyonews ee magaalada Boorama , ciidanka ayaa rasaas u adeegsaday ka kaxaynta dhalinyarada buuqa samaynayey taas oo keentay inuu geeriyoodo mid ka mid ah dhalinyaradaasi.<\/p>\n<p>Jawiga magaalada ayuu wariyuhu soo sheegayaa inay dagan tahay iyada oo ciidamada amaanku ay si weyn u ilaalinayaan amaanka guud ee magaalada, iyada oo ciyaartii dhex maraysay gobolada Gabilay iyo Salal-na ay ku soo<\/p>\n<p>dhamaatay bar bar dhac goolal la,aan ah.<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War Deg Deg Ah:- Ciidanka Amaanka Oo Xoog Ku Kala Kaxeeyey Dhalinyaro Buuq Ka Samaysay Dibada Garoonka Ciyaaraha Ee Boorama Iyo Wiil Ku Geeriyooday. Boorame(AN):- xarunta gobolka Awdal ee Boorama ayaa waxay maanta ciyaar aad u xiiso badani ku dhex martay gobolada Gabilay iyo Salal. Ka dib markii ay ciyaartu dhamaatay ayaa dibada garoonka waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14114,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14113","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3FD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14113"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14113\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}