{"id":14104,"date":"2015-10-07T14:04:19","date_gmt":"2015-10-07T14:04:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14104"},"modified":"2015-10-07T14:04:19","modified_gmt":"2015-10-07T14:04:19","slug":"war-deg-deg-ah-suxufiyiintii-ku-xidhnaa-magaalada-berbera-oo-maxkamadu-xoriyadoodii-dib-ugu-soocelisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/07\/war-deg-deg-ah-suxufiyiintii-ku-xidhnaa-magaalada-berbera-oo-maxkamadu-xoriyadoodii-dib-ugu-soocelisay\/","title":{"rendered":"War Deg deg ah: Suxufiyiintii Ku Xidhnaa Magaalada Berbera Oo Maxkamadu Xoriyadoodii Dib Ugu Soocelisay &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Berbera(AN) War Deg Dega , Maxkamada Gobolka saaxil ayaa xoriyadoodii usoo Celisay Labada wariye ee kala ah Axmed Saciid Maxamed iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cige iyo waliba Abwaan Maxames xasan cajaa\u2019ib oo Labadii<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/suxufiyiin1.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-14105\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/suxufiyiin1.jpg.png?resize=264%2C264\" alt=\"suxufiyiin(1).jpg\" width=\"264\" height=\"264\" \/><\/a><\/p>\n<p>maalmood e danbeeyay Ku xidhnaa saldhiga dhexe e Berber. &#8211;<br \/>\nMaxkamada ayaana saaka Diiday Codsi Bilayska iyo Xeer Ilaalinta Gobolka saaxil dalbadeen o ahaa in Afar casho o danbe Loo xalaaleeyo sidii ay Kiis ugu samayn lahaayeen Labadan wariye iyo Abwaanka.<br \/>\nSii dayntan kabacdi Ururka suxifgiinta somaliland e SECJA ayaa u mahad naqao bahda garsoorka somaliland, oo Sharciyan waafajiyaya sii daynta wariyayaasha Xeerka saxaafada Somaliland.<br \/>\nwaxa kale oo Ururtka Suxufiyiinta Soamliland e SECJA u mahadnaqay warbaahinta kala duwan e<br \/>\nSomaliland o Siwayn uga qayb qaatay Sidii xoriyadooda ay wariyayyaashu u Heli lahaaayeen<br \/>\nArabsiyonews.com Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera(AN) War Deg Dega , Maxkamada Gobolka saaxil ayaa xoriyadoodii usoo Celisay Labada wariye ee kala ah Axmed Saciid Maxamed iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cige iyo waliba Abwaan Maxames xasan cajaa\u2019ib oo Labadii maalmood e danbeeyay Ku xidhnaa saldhiga dhexe e Berber. &#8211; Maxkamada ayaana saaka Diiday Codsi Bilayska iyo Xeer Ilaalinta Gobolka saaxil dalbadeen o [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14105,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-14104","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-3Fu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14104","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14104"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14104\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}